Qoraallo

Isbedeladi la soo maray W/Q. Ahmed Hayow

  Xadaarada Hogaamiye Kooxeedyada, waxay keentay dagaalo baahsan oo aan joogsi iyo jaho laheyn oo la kala garan waayay maxaad u dhimaneysaa! yaadse u dhimaneysaa?! waayoo wuxuu ahaa dagaal intuu...

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q1AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q1AAD   Maalin hore ayaan socdaal ku tagay magaalo u dhaw meel halkan ah oo aan deganahay. Haddaan meelaha soo marmaray ka dib, waxaan booqsho ku soo...

ILMADA CABDI YARE EEDDEEDA YAA ISKA LEH?! W/Q Nimco Noor

ILMADA CABDI YARE EEDDEEDA YAA ISKA LEH?   Waxaa labada dhinac ka taagan waardiyeyaal  dukaanka ilaalinayay, waxayna waydiinayaan, miyaad  samaysay danbigan? Na soo raac ayay yiraahdeen. Markiiba waxaan u dhaqaaqay xaggooda, waxaana ku...

JIR DHIS IYO MASKAX DHIS W/Q. Ahmed Hayow

Jirka waxaa lagu dhisaa jimicsi, Maskaxdana in laga shaqeeysiiyo. Wax yaabaha deg deg maskaxda u dhisa waxaa ka mid ah chessboard "shataranjiga" ama isakaakada, waayoo qofka ciyaaraaya maskaxdiisu waxay ku...

DHAQANKA IYO AQOONTA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DHAQANKA IYO AQOONTA Dhaqanka iyo Aqoonta waa labada dabeecad ee ugu saamaynta balaaran Noolaha Bani Aadamka, iyada oo labadaas uun lagu cabiro Shaqsiyadda Qofka, dhinaca ay tahay wanaag iyo xumaanba,...

Xoog doofaar lagu ceyrshay!.

Xoog doofaar lagu ceyrshay!. Waa qormo dhab ka hadal ah oo soo gudbineysa fikir ii gaar ah oo aan filayo inuu yahay mid aan xaq u leeyahay soo jeedintiisa, kaas...

Nolosheyda iyo Xijaabka W/T: Iqra Cabdirashiid

Nolosheyda iyo Xijaabka Aad baan u yaraa, markuu dhacay kacdoonkii islaamiga ahaa ee dalka Suudaan ka dhacay 1989-kii, mana xasuusto wıxıı dhacay, balse waxaan si fiican u xasuustaa walaalshey, oo...

Sinnaanta RAGGA iyo DUMARKA maxaa hortaagan?! W/Q; Ramieza Mahdi

Sinnaanta RAGGA iyo DUMARKA maxaa hortaagan?!   In badan waxaad maqleysaa, haweenku waa laf-dhabarka bulshada, balse, waxa loola jeedo Laf-dhabar ma fahmin, marba haddaan loo oggoleyn qaddarin iyo ixtiraam banii Aadamnimo iyo iney...

Hab dhaqan xumada bulshadeenna! WQ: Ramla Gobdoon

Hab dhaqan xumada bulshadeenna!   Marka u horreyso, waxaa qalbijab iyo ayaandarro ah, in xumaheennu uu ka badnaado wanaaggeenna. Hubaal, in waxyaabo qaar wanaagsan aan leenahay, balse, mar walbo waxaa muuqdo,...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q. 136-140aad. W/Q. Ahmed Hayow

Salaadi subax ayaa Raage laga furay mishiinki ku xirnaa, hadalki u horeeyay ee uu hadlo wuxuu noqday: "Abaayo cabitaan ii shub" Yaasmiin ayaa caano u shubtay, markuu cabayna waxaa...

SHEEKOOYIN