Qoraallo

Yaa u sababa burburka qoyska?

Yaa u sababa burburka qoyska?   Marka aad u fiirsato, habdhaqanka bulshada Soomaaliyeed,   gu’ba gu’ga ka dambeeya waxaa sii tira badanaya furriinta iyo burburka qoyska.Soomaalidu waa umad dhaqan ahaan iyo diin...

Ku ma Faraxsani! W/Q: Fiican Addo-Sindaco

Ku ma Faraxsani!   Farahaas aad arkaysaan, waa farahaygii. Ku ma faraxsani qaabka qaybsiga dowladdeenna. Ku ma faraxsani haybsooca ah 4.5. Ku ma faraxsani in shan farood, oo hal gacan...

Siyaasiga Qarsoon. W/Q. Ahmed Hayow

Haddii aad aragto qof ku guuleystay doorasho madaxnimo, waxaad xasuusnaataa inuu jiro siyaasi qarsoon oo dadaal ku bixiyay guushaas. David Axelrod waa nin ku takhasusay u ololeynta musharixiinta, wuxuuna weligii...

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q2AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q2AAD   Markan u kala dhigdhigay waxa wiilka ka hadliyey, ayaan ku iri; “Waa ayaan wanaag iyo ayaandarro isu huwan, oo mar isaga aabbihii waaba geeriyooday, oo ah...

Midnimooy miyaan kaa maarannaa!.

    Midnimooy miyaan kaa maarannaa!. Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in...

Waraysiga mas’uulka amniga!!

Waraysiga mas’uulka amniga!! Halkani waa Baar Liido oo Muqdisho ku yaalla. Waa goob lagu qaxweeyo oo Xeebta Badwaynta Hindiya ku jeedda. Maalin kasta halkan dad baa soo buux dhaafiya. Waa...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.141-145aad. W/Q. Ahmed Hayow

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Hani oo ooyneysa ayaa Deeqa ugu timid hotelki ay deganeyd, Deeqa oo jecleyd inay Hani ka ilmeysiiso ayaa fiirisay indhaha Hani oo ay ilmadu ka socoto,...

Qurbojoogta xalaaleysatay xalaal iyo xaaraan! W/Q: Ramieza Mahdi

Qurbojoogta xalaaleysatay xalaal iyo xaaraan!   Waxaan rabaa aqristayaal, inaan idin la wadaago, arrimo dhowr ah, ee aan caado ka dhigannay, haddaan nahay Sommalida qurbaha ku nool, gaar ahaan, kuwa Yurubta...

SOOYAALKA IYO SIIYAALKA: WAA MAXAY KAALINTOODA HORUMARKA?

    SOOYAALKA IYO SIIYAALKA: WAA MAXAY KAALINTOODA HORUMARKA?          Cunsurka SABAN-ku waa falgal aad u muhiim ah, waana tiir ka mid ah dhidibbada asaasiga u ah jiritaanka adduunka. Sida cunsurka DHUL-kuba...

Muqdishada qarsoon?!

Muqdishada qarsoon Haddaad joogto meel Muqdisho ka fog, oo aad beryahanba muuqaalka Caasimadda ka la socotay Telefishinada, ama baraha bulshada, waa hubaal in aad aragtay magaalo qurux badan. Taasi waxa...

SHEEKOOYIN