Qoraallo

GUDDOOMIYAHA LAASHIN 2022-2024

Shalay waxaa la doortay guddoomiyaha Laashin ee xilka hayn doona labada sano ee xigta, si loo dardargaliyo howlaha lagama maarmaanka ah ee na horyaalla. Xubnaha Laashin oo kala jooga...

GORFEYN XAL IYO XIGMAD W/Q. Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

GORFEYN XAL IYO XIGMAD W/Q. Aw Cabdiqani Xasan Muxumed   “Xal iyo Xigmad” waa dhigane lagu soo ururiyay boqol sheeko xigmadeed. Dhammaadkii sannadkii tegay (2021) ayaa lagu daabacay magaalada Stockholm. Waxa qoray...

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916.

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916. Qeybta 2-aad: Weerarka kaddib maxaa dhacay? Xogta qoraalkan waxa aan ka soo guuriyay warbixin uu Abriil 18, 1916, Muqdisho ka...

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916.

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916. Qeybta 1-aad: Weerarka ka hor.   Xogta qoraalkan waxa aan ka soo guuriyay warbixin uu Abriil 18, 1916, Muqdisho ka...

Falanqeynta dhiganaha: Garoob iyo Godob rageed .

Falanqeynta  dhiganaha: Garoob iyo godob Rageed               Dhiganaha Garoob iyo Gadoob rageed Qaybta koowaad. 146 bog/73 baal Qaybta labaad. 135 bog/68baal. Qoraayad: Nimco Nuur. Madbacadda:Ileys publischers Dhigane walba iyo qoraal walba oo aad  aqridaa, haddii...

Abaalmarinti Haldoorka Laashin 2021

Abaalmarinti Haldoorka Laashin Hoyga raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta  ee Laashin oo ka kooban Mareeg lagu baahiyo qoraallada iyo madbacad  soo  saarta dhiganayaasha ayaa habeenki 26/12/2021 waxa ay qabtay kulan balaarran...

Lafagurka Tayadeeda-Dhigaaleed sheekada Gacal iyo Gayaan| W/Q: Macallin Cabdullaahi Sheekh Cabdi Aadam (Gacanka)

Lafagurka Tayadeeda-Dhigaaleed sheekada Gacal iyo Gayaan| W/Q: Macallin Cabdullaahi Sheekh Cabdi Aadam (Gacanka) Qoraalkan waxaan si kooban ugu lafaguraynaa sheekada “Gacal iyo Gayaan” ee dhowaan soo baxday oo uu qalinka...

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Q2AAD, W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Q2AAD Abwaanka waxaan weydiiyay dhowr waydiimo oo kala duwan, balse dadkii goobta ila joogay iyo adigan akhristaha ahba waxaa laga yaabaa inay maankiina ku...

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? W/Q:Maamo Dahabo Xasan Guure

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? "Guumays" waa erayga kaliya ee aan oran karo waa hubka loo adeegsado gabdhaha ee gumaada isagoon dhibic dhiiga ka keenin korkeeda. Ha beensan...

SHEEKOOYIN

Deriskii Silloonaa

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan