Qoraallo

RAJO KU NOOL! W/Q: Anab Diriye

          RAJO KU NOOL! Waxaa jira laba wiil oo walaalo ah. Wiilashu waa is ku aabbe kaliya, oo labo bah ka soo ka la jeeda. iyagoo yaryar bay labadii waalidba ka...

DAMACA SIYAASADEED EE HOGAANKEENA

 DAMACA SIYAASADEED EE  HOGAANKEENA Damac marka laga hadalayo waa baahi uu qofku wax uun u qabo, waxaas oo noqon kara wax walba, waxay ku xirantahay waxa uu qofku damcay doonayana...

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA W/D: Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA 1- Kuwa diinkoodii ku qaybsamay ee noqday kooxo iska horjeeda adiga waxba kaama galin arinkooda ilaahay bay utaal markaa ka dibna isagaa oga warami doona wixii ay...

Toddobaadka Afka Hooyo W/Q Cabdulqaadir Cali Axmed

Toddobaadka Afka Hooyo In kasta, oo aanan ahayn, qof afka, erayga iyo suugaanta ehel u ah, haddana, waxaan soo gudbinayaa, aragtidayda gaaban, ee ku aaddan xuska loo sameynayo qoraalka farta....

Argagixisanimo W/q:Cabdikariim xuseen

  Argagixisanimo Hordhac Dhammaadkii dagaalkii qaboobaa iyo burburkii midawgii soofeet kadib waxa dunidu ku habsaday dheelli awoodeed, oo fursad siisay Maraykanka iyo xulafadiisa si ay dunida ugu fallaadaan; Kaadhadhka ay adeegsadaan waxa...

Shacabkii la dulleystay ! W/Q Bashiir Dhoore

  Shacabkii la dulleystay ! Hadda ka hor ayaa laba madaxweyne oo midna Reer Galbeed yahay kan kalana Afrikaan yahay ayaa iyaga oo meel maqaaxi ah ku caweynaaya waxaa meel aan...

Xariirka Bulshada iyo Hoggaamiyahooda W/Q: Sagal Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

  XARIIRKA BULSHADA & HOGGAAMIYAHOODA Dhirta baxda waxay u qeybsantaa xidid iyo jirrid, Xididku ma muuqdo oo carrada ayuu ka hooseeyaa, balse, la'aantiis geedku ma sii noolaanayo. Jiridana waxay isku xirtaa...

Gobdoonna ma Galbaday? W/Q: Saki Cali Gurey​

Gobdoonna ma Galbaday?   “Waa ayaanba ayaan Duni aakhir sabaan Ninna aanu lahaan Dhabna looga idlaan!”   Waayadii u danbeeyay ummadda Soomaaliyeed, waxaa hareeyay tiiraanyo iyo murago ay ku reebaysay mar kasta, geerida sidii tusbax go’ay...

Gu’yaashii Gobdoon (AUN) W/D: Yusuf Garaad

Gu’yaashii Gobdoon (AUN)   Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin Radio Muqdisho billowgii lixdanaadkii. Cabdi Xaaji Gobdon wuxuu...

Tacsi: Cabdi Xaaji Gobdoon oo geeriyooday

Cabdi Xaaji Gobdoon, Alle ha u naxariistee, oo ahaa qabiir Saxaafadeed, ruugcaddaa warbaahin iyo waaya arag wartabineed, muddo dheerna ka soo shaqeeyay Warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa xalay saqdii dhexe ku...

SHEEKOOYIN