Qoraallo

Farsamo mise fursad?! W/Q: Faisal Hussein

Farsamo mise fursad?! Qurbaha waxaa ka jira, dad xirfad ka dhigtay, inay dadka lacago ka aruuriyaan. Dadkaasi waxay wataan gawaadhi, waxay isaga ka la gooshaan gobal ilaa gobal, tuulo ilaa...

Tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.

Tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi Q3AAD W/Q: Maxamed Axmed Cali Royal

    Halkan ka aqriso:-  Qaybtii Koowaad iyo  Qaybtii Labaad Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi Q3AAD   Dowladda Tanzaniya oo dadaal badan ku bixisay sidii meesha looga saari lahaa xukunkii Millaterigaa ahaa ee Idi Amiin,...

Adeegtadii Aflaxday! WQ: Ramla Gobdoon

Adeegtadii Aflaxday!   Aniga oo aad u yar, ayaan billaabay shaqada adeegtannimada. Reerkeygu wuxuu ahaa, mid sabool ah, waalidkeyna waxey ka la tageen, anigoo aan garaadsan. Hooyo ayaa maareyn jirtay nolosha...

Hoggaamiye wanaagsan ayaan u hamuunqabnaa! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Hoggaamiye wanaagsan ayaan u hamuunqabnaa!   Marka aan arko, waddanka Soomaaliya oo lagu sheegayo, in uu yahay, dalka dunida ugu xun, marka sannad kasta Soomaaliya laga dhigo, dalka dunida ugu faqrisan,...

Baraarug bulshow oo baro waxaad tahay Q2AAD! W/Q: C/salaan Macallin Cabdullahi

  Halkan ka aqriso  Q1aad haddaadan arag. Baraarug bulshow oo baro waxaad tahay Q2AAD! W/Q: C/salaan Macallin CabdullahI (2) Waxii ka dhacay Soomaaliya ee dil, dooxid, dhac, gumeysi, burbur iyo kala qeybin...

Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi Q2AAD W/Q: Maxamed Axmed Cali Royal

  Halkan ka aqriso  Q1aad. Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi     Paul Kagame, wuxuu dhashay 23-kii October 1957, isagoo laba jir ah ayeyna reerkiisu qaxooti ku noqdeen xero ku taalla waqooyiga Ugandha, halkaas oo...

Baraarug bulshow oo baro waxaad tahayQ1AAD! W/Q: C/salaan Macallin Cabdullahi.

  Baraarug bulshow oo baro waxaad tahay! Waxaa la wada qirsanyahay in bulshada Soomaaliyeed ay bulshooyinka dhiggeeda ah ka hartey, ayna ka daahdey guusha kuwa horumarey ee nolosha wacan iyo dowlad...

Booyaasnimo Sucuudi Mise Bayhoofka Soomaaliya? W/Q: Axmed-Assad

Booyaasnimo Sucuudi Mise Bayhoofka Soomaaliya? W/Q: Axmed-Assad Soomaalidu waxay tidhaahdaa: Ibleeysna Nin Hooyadii Jiidda Waa Yahay, Habar Shaydaanna Wax La Jiiddo Way Tahay! (Sucuudina Wax Loo Khadaamo Maaha, Gaajana Wax...

DULMI QUUDASHO, DACARTAA DHAANTO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DULMI QUUDASHO, DACARTAA DHAANTO. Dulmi waa dadajiyaha ciqaab ku habsata inta ku dhaqanta markaas, mar walba weynu doonaynaa naxariista Alle, balse dulmi iyo doonista naxariista Alle marnab meel islama galaan. Alle...

SHEEKOOYIN