Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Qoraallo
Qoraallo
Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! W/Q: Axmed Cali Abokor.
Maamulka Laashin
-
March 15, 2016
0
Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! Waxa waliba wax keena jira,sidaas aawadeed waa tii Soomaalidu odhan jirtey ‘’ Sheekoba sheekay keentaaye’’.Waa maalin aanan hadda xasuusan maalinta ay ahayd.Walow aan xasuusto goorta ay ahayd...
SII AQRI
Qoraallo
WAA MAXAY MIDNIMO? W/Q: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.
Maxamed Muusa Nuur
-
March 14, 2016
0
WAA MAXAY MIDNIMO? Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka Soomaliyeed oo dhan meel kasta ay joogaan salaan kadib, wuxuu Maqaalkan kooban ku saabsanyahay Midnimada iyo Faaidada ay leedahay. Waxaan usoo bandhigayaa...
SII AQRI
Qoraallo
Dib udhalashadii Galayrka W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)
Maamulka Laashin
-
March 14, 2016
0
Dib udhalashadii Galayrka Dhacdo :ku dayasho mudan Galayrku waa shimbir ka mida shimbiraha, waxaana lagu tiriyaa inuu yahay Shimbirka ugu cimriga dheer marka loo eego noocyada shimbiraha, waayo waxaa la sheegaa...
SII AQRI
Qoraallo
Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI” Bashiir M. Xersi
Ina Cubtan
-
March 13, 2016
0
Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI” Anigu, oo keen ahay? Ma Bashiir, mise, Bashiirro {Soomaali rag iyo dumar leh}? Ma qof, mise, qofaf? Ma kaan ahay, ma kaan ismooday, mise, kan...
SII AQRI
Qoraallo
Yarkii indha daraandarka igu riday! W/D: Ramla Gobdoon
Ina Cubtan
-
March 12, 2016
0
Yarkii indha daraandarka igu riday! Maalinkii ku xigtay tii la inoo sheegay, in wiil cusub uu fasalka ku soo biiri doono, ayuu soo xaadiray. Daqiiqado aan badneyn ayuu xisadda ka...
SII AQRI
Qoraallo
Hannaanka Federaalka iyo mustaqbalka Soomaaliya W/Q: Shaafici Macallin Axmed.
Maamulka Laashin
-
March 12, 2016
0
Hannaanka Federaalka iyo mustaqbalka Soomaaliya. Guud ahaan dawlad waxaa aas aas u ah seddex tiir; oo kala ah dhul, shacab iyo awood maamusha .Dawladda marka laga eego qaab dhismeedka waxaa...
SII AQRI
Qoraallo
QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY!
Maxamed Muusa Nuur
-
March 12, 2016
0
QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY Waxay leedahay Qiso murugo badan balse dhamaad wanaagsan, magaceeda waa Fatima Noor, waxay ku dhalatay Magaalada Kismaayo, waxay lasoo qaxday qoyskeeda...
SII AQRI
Qoraallo
Hobyo aan u Hambalyeyno: W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed
Ina Cubtan
-
March 8, 2016
0
Hobyo aan u Hambalyeyno: Hobyo waa degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Mudug, waa magaalo facweyn, kana mid ah degmooyinka ugu qaddiimsan Soomaaliya. Magaca HOBYO, sida uu ku baxay cilmi...
SII AQRI
Qoraallo
FEDERAALKA IYO MACNIHIISA Q1AAD W/Q: Maxamed Yuusuf Cali Abtidoon
Maamulka Laashin
-
March 8, 2016
0
FEDERAALKA IYO MACNIHIISA(Q-1aaad) Bartamihii 1960-kii, labadii garab(Koofur iyo Waqooyi) ee xurnimada qaadatay, waxa ay rukunnada u taageen nidaam dimoqoraaddi(democracy system) ah. Balse, nasiibdarro, markuu 9 gu’ jirsaday ayaa...
SII AQRI
Qoraallo
Dashrath Manjhi: Geesigii go’aanka adkaa!W/Q; Maxamed Xaaji Xasan
Maamulka Laashin
-
March 7, 2016
0
Dashrath Manjhi: Geesigii go'aanka adkaa! Kartida iyo awoodda Ilaahay aadanaha siiyay qaarna waa ka faa'iideystaan oo loo aayaa qaarna waa qasaariyaan oo ka qoomameeyaan , ka faa'iideysiga awoodahaas waxaa lagu...
SII AQRI
1
...
173
174
175
...
226
Page 174 of 226
SHEEKOOYIN
LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey
November 16, 2025
KULANKA AQOON IYO OGAAL EE XARUNTA FAARAX SHUURIYE W/D Abdulle ABDI...
November 1, 2025
FALANQEYNTA KULALIHI W-D PROF. C/Qaadir Ruumi
October 30, 2025
WIILKII MASIIX MADOOBEEYEY | John Henrik Clarke
October 24, 2025
Miyi iyo Magaalo W-Q Abdulle Abdi Karim {Abka Xaaji}
October 18, 2025
Buug-Daalacasho W/Q Prof: C-Qaadir Ruumi
October 18, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop