Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011.
Q-3aad:- Marka aynu xusuus ahaan dib uga sii sheekeyneyno sooyaalka il milicsiga dhacdooyinkii taariikheed ee ilbaxnimada magaalada Muqdisho, waxaad dareemeysaa in ay magaaladu...
Xasuusti seygeeda
********************
Waxaa habeen habeenNada ka mid ah so galey Hotel , waxaa fadhiistey meel waxaa sugayay qof aan la balansanaa laakiIn qofki wuu iga so daahey, muddo markaa fadhiyey...
Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban)
Waxaa la yiri xilli ka mid ah waayihii dhexe ee aynu soo gudubnay ayaa magaalo ka mid ah dhulalka muslimiinta waxaa ka soo...
TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 4aad
Furashada Dimashqa دمشق sanadka afar iyo tobnaad ee hijriga
Al Balaatharii البلاذري wuxuu bogga shan iyo lixdanaad ee kitaabkiisa "Futuuxu Al Buldaani فتوح
البلدان "ku yiri:
“Markay...
Dib u noqo
Horay waxaa loo yiri: nin aan dhul marin dhaayo ma leh. Murti in aan micneeyo aqoonteed ma lihi, laakiin, waxaan is leeyahay; qofku haddii uusan dhaafin meeshii...
Tuuggii garnaqsaday
Xilli hore ayaa waxaa jiray tuug, hadde keliya tuug ma ahayn, ee waxa uu ahaa tuuggii u-weynaa ee dadku ay xilligaas isla-sheegeen. Biliiskii, maxkamadihii iyo xataa boqorkii ayaa...
TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 3aad
Qoraalka Shanaad )التحرير الخامس(: أجاب الشريف حسين باشا بتاريخ 1 كانون األول سنة 9191 قائال: إنه يقبل استثناء )مرسين( و )أطنة( و لكنه يصر...