ADAABTA KULAMMADA GANACSIGA Sumcadda ama sharafta ganacsiga waxaa lagu dhisaa ama lagu dumiyaa sida uu qofku u dhaqmo marka uu ka qeybgalayo shir ama kulan ganacsi. In kastoo shirkad kasta...
Dhalanteedka Cuthmaan ben Al Xuwayrith Al Asadiiعثمان بن الحويرث الأسدي Qaybta koowaad ee dadka zamanka fatrada Qaybtaani waxay ka kooban tahay qof basiiraddiisa, oo ah isha qalbiga ku taalla, cilmigiisa iyo...