DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA!
TIMAHA LAMA SHANLEEYO HABEENKII:
In timaha la shanleeyo habeenkii, waa arrin halis badan, waa sida dhaqan ruuxiyeedka Soomaalidu sheegayee, waxaa la sheegaa in haddii habeenkii...
XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” sida aan u arko oo kooban
Horumar kasta ee ay bulsho gaarto wuxuu ku jaango’an yahay hadba tayada aqoonleyda iyo hoggaankeedu ay leeyihiin. Si loo...
Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN
Caasimadda labaad ee waddanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta...
Garsoorku waa gole ka mid ah golayaasha saddexda ah ee ay dawladdu ku dhisan tahay. Waxa uu u xilsaaran yahay u kala garqaadida ummad sharci ku heshiisay; dhegaysiga dacwadaha;...
Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga
Maalinnimadii axadda ee ku beegnayd 05/06/2022 ayaa hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin soo abaabulay, dood aqooneed ku saabsan, hannaanka Far-soomaaliga oo halkudhigeedu...