Halgankii laba Xaaji Faarax.Laba Xaaji Faarax waxa ay ahaayeen halgamayaal lagu xasuusto doorkii ay ka qaateen halgankii Gobannima doonka, midkoodna halgankiisa uma isticmaalin hub uu ku dagaalamey, laakin waxa...
Gu'yaal badan iyo guurka maandeeq.Maandeeq waxay hanaqaaday 1960kii, waxayna la aqal gashay ninkii ugu horreeyey ee gabar-nimo ku helay, maadama ay gabar ugub ahayd aadbaa loo soo dhaweeyey aqal-galkeedii,...
Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD Shiribku waa suugaan dhedhen iyo dhumucba leh waana murti iyo macaan koobaysa wax badan oo aan si sahlan lagu soo gudbi karin ujeeddo ahaan...