Qoraallo

Abaarta iyo caafimaadka bulshada W/D: Dr. Gallad Daahir Xasan

Abaarta iyo caafimaadka bulshada Abaartu waxay ka mid tahay masiiboyinka dabiiciga ah. Waa roob la’aan, biyo yari amase waa roobki oo xilligiisa ka soo daaha ama da’a, laakiin intii laga...

Abaartu ma dhaxalkii Hiil Abbarroonaa? W/Q: Maxamad Cabdullahi Xaashi

Abaartu ma dhaxalkii Hiil Abbarroonaa? Sida aan ka wada dharagsannahay wuxuu Ilaahey nagu manneystay dal ku fadhiya dhul baaxaddiisu dhan tahay 637.657 KM2 oo ay ku nool yihiin dad lagu...

Tuugsigii dadbanaa Q7AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q7AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)Waxaa jiray dhulka loo yaqaan SHAAM waxaa ka talin jiray boqortooyo, Qani ah oo dhaqaalaheeddu heer sare gaaray, ruux walba io dagaankaa ka tirsan...

Murti iyo Miid Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

 Murti iyo Miid Q6AAD Waa qormadii aad nooga barateen, inaan mar walba dhinac ka istaagno marxaladaha bulshada. Maanta waxaan ku eegi doonaa,  dhinacyo kala duwan, oo iskugu jira, maad...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Haddii aan kasii  wadno qoraalkeeni iyo faaqidaadii iyo falanqeyntii "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" maadaama aanay noo dhammaan tireyntii aan uga hadleeynay xeerarka loo maro Shiribka iyo inta Farac ama...

Barbaarinta carruurta WQ: Dr Ahmed Isse Mohamud (xiin)

Barbaarinta carruurta. Waa maxay barbaarin?Barbaarintu waa in shay si tartiib tartiib ah loo kordhiyo (badiyo) illaa la gaarsiiyo dhammaystirnaan ( heerka ugu sarreeya). Haddaan ka eegno dhanka barbaarinta ubadka...

Garo Sacaaga!! WQ: Hassan Mudane

 Garo Sacaaga!Inta badan dadka cudurdaarka sameeya way dhibta qaadista masuuliyada sababtuna waxay tahay in uu yahay qof diidan qaadista boqolkiiba boqol masuuliyada wixii dhacay iyo in uu naftiisa difaacaya...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) QORE: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 24aad                                                                                                      DOONISTA QALBIGAADA IYO DAMACA NAFTAADA MIDEEMarka aad qorsheynayso mustaqbalkaaga waa in aad naftaada is aqbashaan idinka oo wada jira, ma ahan idinka...

Murti iyo Miid Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Qoraalkeena maanta ee Murti iyo Miid waxaan ku qaadaa dhigeeynaa, dib u dhaca bulshada soomaaliyeed iyo waxa ugu wacan. Waxaan nahay dad 100% muslim dunida oo dhan ma jirto...

SHEEKOOYIN