Qoraallo

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) QORE: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 25aad                                                                                               KALIGAA AHOW DADKUNA HAKAA NABAD GALAAN Kaligaa in aad mar walba tahay micnaheeda maahan in aadan lahayn asxaab iyo ehel aad wax...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa ka yaabay ninki ay shalay isbarteen oo maantana talo ka soo doontay. Waxaa u soo baxay in uu Toxob...

Sheeko taxan: RUN MISE BEEN? Q8AAD W/Q: Axmed Xaayoow (Aun)

Sheeko taxan: RUN MISE BEEN? Q8AAD Hooyo Faaduma Wiil weydiista gabadheeda waxay ugu jeceshahay Bashiir, haddana siddaa ay tahay uma diideyso midki ugu horreeya ee waydiista, marba haddeey guri xalaal...

Tuugsigii dadbanaa Q9AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q9AAD Markii ay xukuumadu ka war heshay in hawshii isku badashay qaab kale, waxaa mar labaad la iskugu yeeray hey'adihii ammaanka la taliyeyaashii iyo dhammaan waxgaradkii bulshada, si...

Bilaw Maahan Sheekadu ((Al-Saadicuun Bil xaqi الصادعون_بالحق))

Bilaw Maahan Sheekadu ((Al-Saadicuun Bil xaqi   الصادعون_بالحق))Waxaa jiray nin wadaad oo ka tirsanaan jiray Culummada Suufiyada, kaddib waxuu ku biiray wadaadkii Al-Itixaad asagoo sheegay inay yihiin culummada maanta jirta kuwa ugu...

Iskuulka Fekerka ee Mudaniisimka W/Q: Hassan Mudane

Iskuulka Fekerka ee Mudaniisimka    Muxuu yahay dugsiga ku dhisan fekerka Mudaniisimka?Waa su’aasha ugu muhiimsan ee uu isweydiin karo Indheergarad(Mufaker)Aqoonyahan,Maamiye(Feylasuuf),Qoraa, Arday, Barre(Macallin) doonaya in uu ku soo biiro iskuulka.Mudaniisimku (Mudanism)...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:31AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:31AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Odaygi ayaa war bixin kooban ka bixiyey wixi ay soo arkeen iyo wixi u soo qabsoomay iyo weliba kulanki ay shimbirihii kala...

Murti iyo Miid Q8AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Murti iyo Miid Q8AAD Arooskii Barakoow, waxa uu ahaa arooskii ugu qiimaha badnaa ee qarniga waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf faro badan, oo isugu jiray shaqaalo dawladeed arday...

Ha i weydiin sababta aan waddani u ahayn aniga oo soomaali ah!!

Ha i weydiin sababta aan wadani u ahayn aniga oo soomaali ah!!Adduunyada aynu ku nool nahay waa tusaali aaynu u baahanahay inaan talo badan ka helno, gaar ahaan waddamada...

SHEEKOOYIN