Qoraallo

UGAASO BUTIYA Q2AAD W/Q: Maxamad Cabdullaahi Jaamac

UGAASO BUTIYA Q2AAD Fadhi iima yaal, saqdii dhexe ayaan fardahaygii ka la soo baxay faras baxdow ah oo midab qaaje ah leh, oo inta heensaystay beersaar u fuulay anoo...

Ma tahay HOOYO Soomaaliyeed? W.Q: Asiyo Dawaarig

Ma tahay HOOYO Soomaaliyeed? Ma dooneysaa, in ilmahaagu nolosha guul ka gaaraan? Sidaan la soconno waan wada garanaynaa, hooyo meeqamka nolosha Aadamaha ay ka joogto. Waa tiirka qoys kasta. Hooyo...

UGAASO BUTIYAQ1AAD W.Q: Maxamed Cabdullaahi Jaamac

UGAASO BUTIYA Kumanguuro hore ayaa ugaaso Butiya oo reer Butiyaalo ahayd, magaceedana lagu maamusay magaalada, saygeeda oo ay wehliyeen saddex carruur ah, oo ay isu dhaleen waxay ugaarsasho u aadeen...

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban Q2aad W/Q: Bashiir Cali Barre

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Q2aad Xornimadii koofurta iyo Doorkii SYLUmmadaha dunida ku nool waxay leeyihiin maalmo ay si gaar ah u maamuusaan isla markaana ku weyn qalbigooda, kuwaasi...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”   Haddaan hore u sii maba qaadno, qormadii taxanaha noo aheyd, ee Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. Shiribku waxa uu leeyahay qeyb majaajiilo ah, walibana si toos...

Sidey Galaada Kirishtaanka ahi isugu dayeen inay xadaan Nabi Muxamad SCW

Dhalanteedka boqorka Masarمصر ee addoonka la leeyahay ahaa inuu Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadoQaybta Saddexaad Al Khayyaarii الخياري wuxuu yiri: “Ibnu Al Athiirإبن الأثير...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 34aad                                     1 QOFKA MARKA UU DHINTO Ma ogtahay in qofka marka uu dhinto ay maskaxdiisa sii shaqayso...

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban Q2AAD W/Q: Bashiir C. Barre

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Q2aad Xornimadii koofurta iyo Doorkii SYLUmmadaha dunida ku nool waxay leeyihiin maalmo ay si gaar ah u maamuusaan isla markaana ku weyn qalbigooda, kuwaasi...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Waagii markuu baryay ayaa ciddi intoodi kale ku soo keceen iyada oo hiindadii dab babbinayso. Odaygi ayaa hooyadii bariidiyay. “Shirmaad soo kacday,” ayuu...

ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN!

 ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN! ​ XADIIS“Rasuulkii Alle, Maxamed (CSW) waxa uu yidhi: “Alle ka cabsada, oo u naxariista kuwa gacantiinu hanatey—Addoomaha. Waa walaalihiin oo Alle gacmihiina...

SHEEKOOYIN