Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Qoraallo
Qoraallo
FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD
Maamulka Laashin
-
May 26, 2018
0
FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan aad ugu mahadcelinayaa qoraaga saaxiibkay...
SII AQRI
Qoraallo
Joogdheer iyo jacaylkii waddada W/Q: Axmednuur D. Daahir Marayare
Maamulka Laashin
-
May 26, 2018
0
Waxay ahayd casar gaabad qorraxdu u hammuun qabtay in ay ku hoyoto godkeedii. Waxaa mar ba marka ka denbaysa soo muuqanayey, fallaadhihii casuuska ahaa ee dheelminaayey cadceedda. Waxay ahayd galab qabaw...
SII AQRI
Qoraallo
Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD W/D: Cabdi Xafiid Wasiirka
Ina Cubtan
-
May 26, 2018
0
Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD NOLOSHII SILLOONEYD, buugga uu qoray bare, abwaan, qoraa Cabdiraxiin H. Galayr, waxa uu kaga hadlay si guud xaaladihii dalka uu so maray burburkii dowlafdii dhexe ka...
SII AQRI
Qoraallo
Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha
-
May 24, 2018
0
Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” "TOWBADA IYO XUKUNKEEDA" Culimadu waxay yidhaahdeen: Waa waajib in dembi walba laga toobad keeno, waxayna toobadu leedahay shuruudo dhowr ah, oo marna seddax...
SII AQRI
Qoraallo
Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir
Tifaftiraha
-
May 20, 2018
0
Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir Waayaha iyo ifafaalaha waa kala jaad oo mar waayahu wuxuu taageeraa ifafaalaha, marna ifafaaluhu waayaha buu casriyeeyaa hadba waxa go'aan garasho u gooya...
SII AQRI
Curis
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maxamed Muusa Nuur
-
May 20, 2018
0
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 56aad 1-Dadka iyo danta Dadku waligood daacad kuuma noqonayaan ee dantooda ayey daacad u yihiin mar walba, inta badan...
SII AQRI
Qoraallo
Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha
-
May 19, 2018
0
Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” "Wanaajinta Dumarka!" Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri: وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ . Ula dhaqma Dumarka si wanaagsan" (Suuradda an-Nisaa: Aayada 19). Waxaa kaloo yiri Eebbe weyne kor...
SII AQRI
Qoraallo
Qodobka Afka Soomaaliga W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr
Maamulka Laashin
-
May 18, 2018
0
Qodobka Afka Soomaaliga. Afka Soomaaliga waxa uu leeyahay xeerar iyo qodobbo kala gura kala tilmaama, Labka iyo dhediga noolaha ah iyo walxaha oo sidoo kale qaata qodobbadan. Waa maxay Qodob? Qodob: Waa...
SII AQRI
Qoraallo
ITOOBIYA: QARAN U BAAHAN SHEEKO CUSUB
Cali M. Diini
-
May 14, 2018
0
Boqoradii waxay sheegeyn sheeko. Meles wuxuu sheegay sheeko. Abiy isagana wuxuu u mucurteysan yahay in uu sheeko sheego. Dhammaadkii boqortooyadii Zagwe, ee ku beegnayd qarnigii afar iyo tobanaad, xilligaasi...
SII AQRI
Qoraallo
Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 15aad
Cali M. Diini
-
May 14, 2018
0
Weyddiin Baarineedka Casharkii afar iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay aaladda daawashada kaqaygalaha (Participant observation). Casharkan waxa aynu ku baran doonaa weyddiin baarineedka (research question) cilmibaarista. Weyddiin baarineedku waa in...
SII AQRI
1
...
100
101
102
...
226
Page 101 of 226
SHEEKOOYIN
LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey
November 16, 2025
KULANKA AQOON IYO OGAAL EE XARUNTA FAARAX SHUURIYE W/D Abdulle ABDI...
November 1, 2025
FALANQEYNTA KULALIHI W-D PROF. C/Qaadir Ruumi
October 30, 2025
WIILKII MASIIX MADOOBEEYEY | John Henrik Clarke
October 24, 2025
Miyi iyo Magaalo W-Q Abdulle Abdi Karim {Abka Xaaji}
October 18, 2025
Buug-Daalacasho W/Q Prof: C-Qaadir Ruumi
October 18, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop