NIN HABAARAN
Beri hore ayuu sidan oo kale u daalay. Beri hore, hore. Beri aan dhoweyn. Sidii berigaas ayuu dharaarta idilkeeda ku dhammaystay qalalaase iyo qaylo. Rabshaddii uu saaka salaaddii...
KULA-LIHI| Q-17AAD
Waa dhab ee maxay dhaqasha ii tahay?
Ma kula tahay in nolosha macaankeedu qabyo yahay, kol haddii la kala duwan yahay? Qaar dharag la daacaan, qola kale oo la...
Dadka qaar marka ay arkaan dad kale oo guuleystay, waxa ay naftooda u sheegaan inaanay iyagu guuleysan karin.
Haddii uu arko qof kale oo jaamacad ka baxay, kaasi oo soo...
DUGUL Q.5AAD
Tan iyo maalintii ay Dugul iyo gabadhiisa Maryan dhexmartay dooddii ku idlaatay maydka waa in karfan cad lagu duugo, iyo mayee midabka karfantu muhiim ma aha, Dugul waxaa...
Adduun aan wanaag lagu tacbeyn|
Tabnaanta iyo tognaanta ka dhasha ficillada nolosha ku gadaaman ayaa ku tusaya tiraba dhawr arrimoomood oo si fog kuu taabanaya markaad xagal toosan ka...