Curis

Sheekadii SODDOHO Q.18aad. W/Q. Ahmed Hayow

Galabnimadi ayuu Daahir ka soo baxay Afgooye, markuu Qoryooleey soo galay, ayuu fiiriyay meeshi ay Raxmo uga degatay, markuu ka soo jeestayna, wuxuu arkay mootadi oo god ku sii...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.166aad. W/Q. Ahmed Hayow

Afrax oo ah tagsiile ka qaraabta hotelka Naasa Hablood ayaa qaaday Raage, wuxuu dhex marsiiyay magaalo aad ka ashahaadaneyso burburka ku dhacay, meelaha qaarkood waxaad moodaa in sanado hore...

Sheekadii SODDOHO Q.17aad. W/Q. Ahmed Hayow

Codweyn ayaa mar kale Raxmo ku tiri: "ninka inuu ku furo weydiiso" Raxmo intay Daahir fiirisay ayay tiri: "hooyo, Daahir wuxuu iga ballan qaaday, haddii aan ku dhoho i...

Sabbanadii Samaa Q2AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

  Sabbanadii Samaa Q2AAD Waxaa ay qeybtii hore inoo maraysay xaajigii oo xaaxaabsaday safar inuu u baxana isku diyaariyay balse inta aanan safarkiisa iyo xaaladdaan taagan aanan idiin sii wadin aan...

Agoonki hooyadii Illaaway Q3AAD W/Q: C/fitaax Maxamed Xaambe

Agoonka hooyadii Illaaway. Inkastoo Abyan uurka, ka go’aansatay in aysan nin dambe oori u noqon, raggu kama aysan deyn xod’xodasho iyo in ay u soo hanqal taagaan haweeneydan heybadda iyo...

Gef rageed iyo Godob Haween Q2AAD W/Q; Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan)

            Gef rageed iyo Godob Haween Q2AAD  Intaas marki ay dhahday Ayaan way iska baxday, maryanna waxay usoo gadoontay qolki ay kaga xirneyd xabsiga ayadoo ay rajo yar soo gashay, aad...

Sheekadii SODDOHO Q.16aad. W/Q. Ahmed Hayow

Aamina markuu gurigeeda geeyay, ayuu Daahir soo aaday suuqa, si uu u soo iibiyo darbaalo lagu daboolo alaabta guriga daashkiisa taala.Nasiib xumo wuxuu Qoryooleey yimid guriga Raxmo oo xiran,...

Sheekadii Soddoho Q15AAD W/Q: Ahmed Hayow

Aamina waxay shirka ka soo fadhiistay gaariga Daahir, asagoo ka fekeraaya xalki uu ka gaari lahaa mushkiladaha jira ayay Aamina ku tiri: "ma laguu sheegay sababta aan Qoryooleey u...

Dambigaan ka galay Duniyadaan dhalay! Q1AAD W/Q: Sagal J. Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

                  Dambigaan ka galay Duniyadaan dhalay! Q1AAD    Magacaygu waa Liibaan baa , waxaanan ka mid ahay bulshada ku nool magaalada Kismaayo. Magaaladani waxaan deganaa muddo dheer waana aniga iyo qoyskayga oo...

Sheekadii SODDOHO Q.14aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Baarliin ayaa hurdada ka toosisay Daahir, waxayna ku tiri: "Baariis ayaa xafiiska kaa soo wacday" wuu dhibsaday hurdo ka toosintaas, sababta oo ah wuxuu ku jiray riyo macaan oo...

SHEEKOOYIN