Ninkayga ayaan ka cabsadaa!!
(SHEEKO GAABAN)
Waan jeclahay, sababta aan ku jeclaaday is waydii ,hana i waydiin, waxa aan ku dhihi karo waa in aan aad u jeclahay.
Waxaa laga joogaa 4...
Guur khladan
(Sheeko gaaban)
Duruufaha i haystay ayaa igu kallifay aniga oo gabar yar ah in aan ka aqbalo in uu i qudbo siraysto (Guur la qarshay), waxaana u arkayay jaanis...
Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago.
Waxa aan ku suganahay Dalka Masar, gaar ahaan Magalada Qaahira. Dhawaan ayaan gelayaa Safar dheer oo Geeri iyo Nolol u dheexeeya....
Hayb iyo Kalgacal Q6AAD.
Guuleed waxay ku qaaddatay arrintii bil ka badan haddana waxay u egtahay in guushu raacdey Ubax, Guuleed dedaal kuma yaraan, hase yeeshee arrintani waxay noqotey mid...
“GODOB IYO GARAAW”
(SHEEKO QIIMA LEH)
Qaybta 3aad
Isbaaradan ay ku dhaceen Safarreydan ay Hinda ka midka ahayd ma ahayn middii la filayay, waxay ahayd mid mar soo...