Curis

Quraafaadka Faaliyaha Q6AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha  Q6AAD Waxaa isbitaalka yimid isla maalintaas saacadda marki ay ahayd shanti galabnimo Dhamme Cusmaan iyo xaaskiisa oo xanbaarsan wiil yar oo ay dhaleen, da'adiisuna tahay sanad jir iyaga...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q5AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Haduu jirase yaa guda? Q.5aad. Raxmo oo haadeysaa dalaq tiri qolkii Aabbaheed Maxaad Cali hurday,waxayna si degenaansho iyo miyir qab aan laheyn u tiri: Aabbe Aabbe "Axmed...

Quraafaadka Faaliyaha Q5AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha Q5AAD Muddo laba toddobaad ah marki ay Maryan ku jirtay isbitaalka, shaqaalihi isbitaalkana intooda badan ka war hayn jireen xaaladeeda sida ay tahay mar walbo, jirkeedana sidi ka...

HABEENKII KUN KA HANEEN! Q5aad W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUN KA HANEEN! Q5aad Xariir cusub, is ku deegaan, qurbo, waxbarasho iyo aqoon sare, (Allow mahaddaa). Labao maalin oo xariir ah Axmad iyo Aasiya ka ma aysan nasan baraha...

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q4AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q4AAD,Isagoo firka naxsan ilaa haddana aan fahmin ujeedka iyo sababta loo haysto, cida haysataa waxa ay tahay, Arkay askartii soo qabatey...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 3AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waa laga yaabaa in aad ila yaabto Maxamed, ninkaas muuqaalkiisa waan aqaanaa oo riyada ayaan ku arkay, balse meel...

TOLOW yaa FURAY? Q13AAD W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

TOLOW yaa FURAY? Q13AAD                                                 Dhacdo dhab ah   Deedna waa kan Cali yare gudagalay sharraxaadda qorshihii la wada sugayay ee uu soo bandhigay, waxuuna ku billaabay hadalkii: “Cumaraw waa laba qorshee, middaad adigu...

Quraafaadka Faaliyaha Q4AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha  Q4AAD. Waxaana marki ay Maryan dhowr daqiiqo kaligeed ahayd, iridka qolka ka soo wada galay Dr Cali iyo Dhamme Cusmaan oo digtoorka ku soo qaaday gaarigiisa keddib marki...

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda Q3AAD?W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa gudi..?  Waxaa dood adag dhex martay Axmed dheere iyo kooxdiisii. Kuwaas oo qaar ku andacooday naga wada qofkaan maba naqaannee. iyo qolo ku...

Anigoo roon bay I rogtey Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay I rogtey Q6AAD Wuu soo fadhiistay waxaana isa soo dul taagay shaqaalihii Baarka oo salaamay maadaama uu ka mid yahay dadka sida joogta ah macaamiisha uga ah...

SHEEKOOYIN