XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed
Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 155aad
1-Baahida
Waxaa la yiri baahida kuwa aan kuu
baahnayn boholyow ayey u leedahay laabtaada , Boog aan laga kicina waa kugu
yeelataa.
Mmusa
...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed
Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 154aad
1-Go'aanso
markaad u baahantahay.
Inta aadan go'aansan bal is waydii ma u baahantahay waxaad aad go'aanka ka
gaarayso.
Ma ahan in aad...