Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Curis
Curis
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q21AAD W/Q: Xuseen “WADAAD
Maamulka Laashin
-
January 28, 2017
0
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AAD Cali Gaab ayaa hadalkii ku jaray (Dhibse ma leh anaa xaggiisa kuula qummaayo ) , Soomaalidu waxay tiraa :”Laba kala...
SII AQRI
Curis
XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maxamed Muusa Nuur
-
January 28, 2017
0
XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 19aad NAFTAADA IYO ADIGAKula dhaqan naftaada sida aad ula dhaqmi lahayd saaxiibkaaga kugu qaaliga ah, iska cafi marka ay gaf ku galiso, dhiiri...
SII AQRI
Curis
Gaso Ganuun Gasiin (Q21aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed
Maamulka Laashin
-
January 26, 2017
0
Gaso Ganuun Gasiin (Q21aad) Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Jabaq aabihiis ayaa waxyar ka haray ama ka herey dadki ordaayay oo lahaa doorada soo qabtaay ama qabdhaay. Inta ow sheedda wax ka...
SII AQRI
Curis
JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder
Maxamed Muusa Nuur
-
January 24, 2017
0
JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 3aadWaxaa ii baryey waa cusub, waxaa igu soo kordhay dareen cusub, ma ihi Axmedkiishalay, waxaa noqoday Axmed wax tuhmaya, waxaan noqday Axmed baahi qaba,waxaan noqday...
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)
Maamulka Laashin
-
January 23, 2017
0
Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AADCali oo uu soo koray culays xooggan oo dhanka hooyadiis kaga yimid ,aad iyo aadna ay ugu adkaatay arrinta halka ay madaxa la gashay ayaa...
SII AQRI
Curis
Saaxiibkaan Eersaday Q10AAD W/Q: Cismaan Qanyare
Maamulka Laashin
-
January 21, 2017
0
Saaxiibkaan Eersaday Q10AADLadan waxay u gudbisay qareenkii arrinkii Isbitaalka, aad ayuuna usoo dhaweeyey isaga oo weliba ku bogaadiyey sida wanaagsan ee ay hawshaas ugu kuurgashay, wuxuu yiri ‘’...
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
January 21, 2017
0
Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AADMarkii la tukaday Salaaddii Maqrib waxaa mawlacii iska soo raacay dhawr oday ay ku jiraan Xaaji Hilowle, Maxaad Cali iyo Cali...
SII AQRI
Curis
Tuuladii Tisqaadday W/Q: Farxiya Maxamuud Cumar
Maamulka Laashin
-
January 21, 2017
0
Tuuladii TisqaaddayWaxaan aheyn koox dhallinyaro ah oo saarnaa gaari xamuul ah. Goor barqo ah ayaan ka soo ambabaxnay magaalada Balad Weyne. Safarkeennu wuxu ku wajahnaa dhanka bari. Markii aan...
SII AQRI
Curis
XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maxamed Muusa Nuur
-
January 19, 2017
0
XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 18aad HA ISKU HALLAYNQofka isku halleyaa tirade maalkiisa darteed, waa qof caqli gaabanQofka isku halleeyaa guusha badan ee caqligiisana, waa qof...
SII AQRI
Curis
MURUGADU WAA MACALLIN KU DIYAARSHA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maxamed Muusa Nuur
-
January 19, 2017
0
MURUGADU WAA MACALLIN KU DIYAARSHA.Dabacan marka aad murugo maqasho eray farxad leh uma fasiran kartid, wax macaana dhadhankeeda uma ekaan karo, raaxana warkeedaba daa, waa ciqaab iyo caqabad...
SII AQRI
1
...
63
64
65
...
110
Page 64 of 110
SHEEKOOYIN
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 1, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop