Curis

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD Kutubo muggeey suulka saartay warqaddii saxiixa looga rabay ,waxeey u quntay xaggaa iyo jikada, waxeeyna iyada iyo gabadheeda Raxmo...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa yiri “Qowleysato meel kasta ayay joogtaa oo markasta lama waayo duul dhac iyo duudsi wax ku doona ama raadsha.”Cagoole ayaa bilaabay...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q9AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q9AAD  Maxamuud markuu waayay Habboon wuxuu soo aaday gurigooda, markuu soo galay ayaa loo sheegay inay Habboon ku maqan tahay Dugsi Bareyfit ah ay dhigato oo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) QORE: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 25aad                                                                                               KALIGAA AHOW DADKUNA HAKAA NABAD GALAAN Kaligaa in aad mar walba tahay micnaheeda maahan in aadan lahayn asxaab iyo ehel aad wax...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q32AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q32AAD Waqtigu waa galab toman iyo koow saac iyo jarjar, jawigu waa qaboow yar oo dabeyli wehliso. Farasmagaalaha jidka hareerahiisa...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa ka yaabay ninki ay shalay isbarteen oo maantana talo ka soo doontay. Waxaa u soo baxay in uu Toxob...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD  Daahir, isla maalinti Isniinta sagaalki galabnimo iyo nus wuxuu gaaray xaafaddi uu degganaa, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay Saaxiibadiis iyo Xasan Qaboobe oo isaga ahaa...

Saaxiibkaan eersaday Q19AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q19AAD. Duq xaali waxa ay la balantay wiilkeeda Asad, oo ay ku tiri hadduu inkiro Looyaan uurka walaashaa beerka ka tun, aniguna waxaan u qabsanayaa lacagtii iyo dahabkii...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q31AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q31AAD Reer Xaaji Axmed Waxeey gurigoodii ku soo laabteen iyagoo waajib adag soo gutay, waxaa ka muuqdo farxad iyo reynreyn...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:31AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:31AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Odaygi ayaa war bixin kooban ka bixiyey wixi ay soo arkeen iyo wixi u soo qabsoomay iyo weliba kulanki ay shimbirihii kala...

SHEEKOOYIN