Curis

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

                                             Baadi goob Baahi badan!!! Qaybta 5aad Taliye daacad wuxuu la soo baxay dardar cusub kadib markii uu ka helay maydka tima jilic meel xeeb ah oo uu ku dilay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 156aad                                            1-Maxaa runta u sheegtay? Dunida layaabkeeda waxaa ka mid ah in mararka qaarkood dambiga laguu ciqaabo uu noqdo maxaa runta u...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 155aad                                                                1-Baahida Waxaa la yiri baahida kuwa aan kuu baahnayn boholyow ayey u leedahay laabtaada , Boog aan laga kicina waa kugu yeelataa. Mmusa                                     ...

Maansada: Gabdhayhow xishoodkii! W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq (Dr Zedra)

Maansadaan magaceeda waxaa la yiraahda: Gabdhayohow xishoodkii. Hal-abuuraddu waxay toos ula hadleysaa dumarka soomaaliyeed. Waa maansadii qariniga 21-aad. Waa maanso ay dhexdeeda ku idil yihiin wacdi, waano iyo wax...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 154aad                                          1-Go'aanso markaad u baahantahay. Inta aadan go'aansan bal is waydii ma u baahantahay waxaad aad go'aanka ka gaarayso. Ma ahan in aad...

Baadi goob Baahi badan!!!. Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                   Baadi goob Baahi badan!!! Qaybta 2aad Maryan way ogtahay in aabaheed xaashi xaashina sidoo kale wuu ogyahay in maryan gabadhiisa tahay laakin is faham waa iyo qalaalaase ay ku kala tageen hooyadeed ayaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 153aad                                                         1-Runta Runta waa qaraar ayey Soomaalidu dhahdaa, sababta loo dhahay sidaana waa in runtu tahay abaalgudka kuwa nacaybka u saaxiibka...

Baadi goob Baahi badan!!!.Qore Maxmed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob Baahi badan!!!Qaybta1aadXaaji xaashi wuxuu u dabaal dagayaa sanaddiisa lixdanaad, waa Nin Qani ah awood badana ku dhex leh bulshada la uu daganyahay. Asxaab, siyaasiyiin, dhaqaatiir, ganacsato...

SHEEKOOYIN

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD