XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 41aad 1 DADAALQofka dadaalka badan mar walba wuu ka horeeyaa kan aan dadaalin ama aananba isku dayin...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD Waxaa la joogaa Maxkamadda ku taal degmada Raqay weyne,maxkamadda dadku waxeey u imaanaanayaan teelteel, waxaa lagu fadhiyaa kuraasta dhex taal...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 40aad XAGEE UGU WANAAGSAN EE LA AHAADAA?Waydiimaha ku saabsan halka ugu wanaagsan ee la ahaado Aakhiro...
Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 39aad 1 XUSUUSNOW INTA KAA LIIDATASi Qalbiga aad Qani uga noqoto mar walba waxaa kula gudboon in aad...
Tuugsigii dadbanaa Q13AAD Waxaa halkaas nooga bilaawday farxad iyo reynreyn, gaarigeenii ayaan ku soo dhacnay ayadoo sidii boqorrada naloo soo ambobixiyay. Markii aan aniga iyo Daahir laamiga ku soo dhacnay...