Farxaddu iib maaha Q2AADMarkii uu waaga baryay ee la quraacday ayuu Rooble albaabka ka dagay waxa uuna toos u abbaaray cidda dariska gurigooda, soo dhaweyn iyo marxabeyn ka dib...
FILANWAA! Q1AADWaa xilli barwaaqo ah, dad iyo duunyaba deegaanka waa lagu nabadqabaa, inkastoo markaan magaalada Baladwayn ay kavjirto cabsi laga qabo biyo baxo ama fatahaad, maxaa yeelay Webbiga shabeelle...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD Axmed markuu waagu baryey ayuu soo qabsaday telefoonka isaga oo raba inuu waco Najma, waa garaacay nasiib wanaag way is haleeleen, is...
Cambaro iyo Bacado (Sheeko siyaasadaysan)Hadda ka hor ayaa waxaa jiray laba islaamood oo lakala dhaho Bacado iyo Cambaro.Cambaro waxay ahayd islaan lagu soo hoydo gurigeeda oo reer dhaqma lahayd,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 50aad 1- Caaqiliinta warkooda Qofka ay su'aalihiisa bataan waa la xurmeeyaa balse lama jeclaado. Qofka ay maqaaladiisa bataana...