Curis

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q15AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungu been ah Q15aad Xasanow gabadhaan aad Lamberkeeda isiisay waan aqaanaa waxayna ka mid tahay rukunkayga , Lambarkeeduna waa ii kaydsan yahay ayay Khadra Xasan kaga...

Filan waa Q14AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q14AAD Maxamed xili maqribkii ah ayuu xaafadda ku soo laabtay isagoo aad ugu xiiso qaba codkii dabacsanaa ee deeqa, markuu guriga yimid, wuxuu damcay inuu waco lambarkii Deeqa,...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybta 11aad Aniga oo gacanteeda iska qaadayo ayaan ku iri waan ka xumahay ubax in waxa aan kuu sheegay aanan oofin karayn, ma furayo Fowsiya. Guurka...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 10aad Aniga oo warqadahayga sita ayaan kasoo jaqaafiyay xaafadda, subax xanuun badan ayey ii ahayd, aad ayaan isku cunayay iskuna canaanayay, is waydiintan badana...

FILANWAA Q13AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q12AADMaxamed markuu yimid goobtii lagu balansanaa waxa uu arkay gabadh meel aan ka dheerayn sii jeeda, oo hubqaad iyo hannaan isku darsatay, hab dhismeedka jidhkeeda, jooga iyo dhererka...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)Qaybtii 9aadSi aan wax badan u ogaado ayaan go'aansaday in quraacda iyo cashada aan gacantayda ku diyaariyo waa sida aan samayn jiray marka ay...

Farxaddii Luntey Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariim(Jallaato)

   Farxaddii Luntey Q4AADWarqad furan  Ka: Gacalisada oo ku jecel Ku: Nuurkii indhaheyga .. Waxaan hawada kuu soo marinayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta, salaan kaddib. Waxaan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q14AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirs

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q14AAD Saacadihiibaa ku balamay iney dhaqaaqaan, socodkoodii caadiga ahayna iska sii wataan, oo aysan cidna u joojin waa sida ay had iyo jeer u...

FILANWAA Q12AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

 FILANWAA Q12AAD Maxamed iyo Deeqa dhowr habeen ayay Telefoonka ku wada sheekeysteen, waliba si wanaagsan lays kula fahmay kaftankii. Maxamed gabadha aad ayuu ugu qushuucay hadaladeeda aad ka u macaan,...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 8aad Maalintii 3aad markaan waqti wada qaadanay waan dareemayay in dareenka jacaylkeena iyo isu baahnaashaheena uu soo laabanayay, wax caajis ah oo...

SHEEKOOYIN