Curis

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q29AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo een ah Q29aad. Fartuun oo ah gabdhaha meesha jooga midooda ugu beerka adag ayaa hadalka qaadatay oo tiri: “Anigu naagtaan in uusan ninkaasi qabin , mar...

WAAYIHII WARSAME Q2AAD W/Q: Cali M. Diini

WAAYIHII WARSAME Q2AAD. Axmad intii uu Dugsiga Sare dhiganayay waa uu shaqayn jiray waxa uu na bil kasta biil u dirijiray qoyskiisi miyiga degganaa. Markii uu dhammeeyay Dugsiga Sare waxa...

Filan waa Q30AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q30AAD Hooyadi oo awalba dareen ka qabtay xaaladda Maxamed ayaa intay soo booday ku tidhi: “hooyoo shaydaanka iska naar hooyoo maxamedow acuudi bilayso” Deeqa aad ayay ugu faraxday caawa...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q28AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q28aad. Nasra ayaa calaacal iyo catoow ka dayn weyday Xaliimo, walaaley mar qura indha ii saar oo i tus gabar miskiin ah oo la...

WAAYIHII WARSAME Q1AAD W/Q: Cali M. Diini

  WAAYIHII WARSAME Q1AAD Waxa uu fadhiyay kursi ka samaysan alwaax oo la dhigay figta sare ee qarka ku foorara Badwaynta Baasifigga ee xeebaha bari ee Awstareeliya. Dhanka galbeed waxaa ka...

Filan waa Q29AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q29AAD Habeenkii markay islaantii Eedadey ay guriga timid, ayay durba labadii gabdhood intay qolka ugu galeen u sheegeen hooyadood in la i soo furay. Nasiib wanaag maalmo kaddib, jawigu...

Filan waa Q28AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q28AAD Deeqa oo hadalkeedii sii wadata ayaa waxay tidhi: Maalin maalmaha ka mida ayaa wiil aan iskuulka wadda dhigan jirnay oo xiriir hoose naga dhaxeeyay, balse aana aqoon durugsan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q27AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q27aad. Subaxyadii ayaa is daba galay, galbihiina waa isku gacan haatiyeen isna sagootiyiin, waa subax dhaliilo Nasrana waxa ay garab fadhidaa xaliimo, waana wada sheekaysanayaan,...

Filan waa Q27AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q27AAD   Waxay tiri Deeqa oo hadalkeedi sii wadataNolol aad u adag iyo qoys qaylo iyo dhib badan ayaan ehel u noqday, howsha guriga, dhar maydhid, cunto karis iyo...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q26AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q26aad. Nuur aad buu u farxay aadna waa ugu mahad celiyay, intaas dabadeedna waxa uu guda galay in uu Nasro ka dhaadhciyo, arrinkaan, waxa...

SHEEKOOYIN