Curis

Baadi goob Baahi badan!!!.Qore Maxmed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob Baahi badan!!!Qaybta1aadXaaji xaashi wuxuu u dabaal dagayaa sanaddiisa lixdanaad, waa Nin Qani ah awood badana ku dhex leh bulshada la uu daganyahay. Asxaab, siyaasiyiin, dhaqaatiir, ganacsato...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 151aad                                                   1-Is maamul Caqligaada wuxuu abuuraa dhaqankaaga, dhaqankaagana wuxuu abuuraa ficilkaaga, ficilkaagana wuxuu abuuraa natiijada noloshaada. Caqligaaga, dhaqankagaa, iyo ficilkaaga oo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 150aad                                                      1-Duruufaha iyo dadka Duruuftu wax ma baddasho ee dadnimada ayaa wax badasha, tusaala ahaan biyuhu marna waa kululaadaan marna waa qabow, mar walbana waa biyo,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q:Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 24aad Idil daganaanta alle u dhalshay iyo qibradda ay ka heshay nolosheeda hore ayaa bartay in nolosha dhankeeda adag aan looga guulaysan Karin murugo iyo is tiiraanyeen ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                     XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 149aad                                                      1-Ula dhaqan Ha ula dhaqmin qofka sida aad rabtid ee sida uu kuu soo wajaho ama kaa keensado ula...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!.W/Q: Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 23aad Waxay lahayd mar walba riyo ah in ay ka gudubto caqabadaha nolosha dhankeeda kala soo darsa ma ahayn mid ku mashquusha is waydiinta su’aalo badan oo aan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 148aad                                               1-Madax banaanida. Si madaxbanaanidaada ay usii jirto waa in aad muujisaa in laguu baahan yahay lagaana maarmayn. Inta badan oo la isku kaa halleeyo...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh.Noor

                                              KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 22aad Idil mar walba ay guur samayso waxay lahayd hal riyo oo kaliya taas oo ahayd sidee hooyo ku noqotaa goormaase noqon doontaa hooyada qof walba...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 147aad                                                   1-Kaftanka xakamee Adiga waad iska kaftamaysaa ismana lihid dareenka qof ayaad kaftankaaga ku dhaawacaysaa, dhabtase waxay tahay in mar walba sida aad tahay...

SHEEKOOYIN