Waxaa magaala Göteborg ee dalka Sweden lagu qabanayaa bandhigii xiisaha badnaa ee Buugaagta Soomaalida ee sanadla ahaa, sanadkan waxaa marti ku leh qorayaal iyo aqoonyahanno bulshada soomaaliyeed miisaan culus...
Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”
Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu qabtay “The International Conference” oo cinwaankiisu ahaa “Islamic...
Soo Koobidda Buugga “HILAADIN”
W.Q. Faiza Diini
Hilaadin waan ka daahay aqrintiisa, haddana waxaan ku faraxsanahay in uu noqday fure aan ku galay badweyn xikmad, hal-abuur, talo waalid, dardaaran waayeel, iyo...
Gorfeynta dhiganaha "DHIMAAL DHAQAN"
Waxa uu saldhig u yahay si faahfaahsanna u bidhaaminayaa qaybo ka mid ah dhaqankeennii oo uu boor fuulay kuna sigan salguur. Sida magaca buugga ku xusan...
GORFEYNTA BUUGGA GEYLAME
Buugga "Geylame" ee uu qoray Xassan Maxamuud Qorane, waxa uu nuqul ka mid ah gacatayda soo galay Habeenkii la soo bandhigayey oo ku beegnayd 07/02/2025. Bandhigaas oo...