Maamulka Laashin

1801 articles

Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban) W/Q: Burhaan Cali

Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban) Waxaa la yiri xilli ka mid ah waayihii dhexe ee aynu soo gudubnay ayaa magaalo ka mid ah dhulalka muslimiinta waxaa ka soo...

1000 RUUX OO BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD W/Q: Prof Yahya Sheekh Caamir

1000 RUUX OO BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD. Inkasta oo dad badani aaminsanyihiin in gobalka Sh/hoose uu weligii ahaa gobal nabadeed, haddana 100kii sanno ee ugu dambeeysay...

Tuuggii Garnaqsaday W/T: Barkhad Cabduqaadir Awcali

Tuuggii garnaqsaday Xilli hore ayaa waxaa jiray tuug, hadde keliya tuug ma ahayn, ee waxa uu ahaa tuuggii u-weynaa ee dadku ay xilligaas isla-sheegeen. Biliiskii, maxkamadihii iyo xataa boqorkii ayaa...

Sabarka ama Dulqaadka waa shidaalka rajada W/D:Sayidcumar C/llaahi Cumar

Sabarka ama Dulqaadka waa shidaalka rajada Waxaan soo gudbinayaa oon jeclahay inaan idinla wadaago qormo kooban oo aan uga hadlaayo faa’iidada sabarka ama dulqaadka uu leeyahay, Nuxurka macnaha Sabir ama...

Dib u milicsiga magaalada Muqdisho(1286 – 2011) W/Q Ustaad Bashiir Cali Xuseen

  Dib u milicsiga magaalada Muqdisho. Q.2aad:- Muqdisho, waxey si wacan u soo dhoweysay oo ay marti soor wanaagsan u sameysay bad mareenno fara badan oo xeebaheeda soo booqday, kuwaasi oo...

Jirridda Tahriibta WQ: Cabdikariin Xuseen

Jirridda Tahriibta   Hordhac Qaxa iyo guurguurku waxa ay la facyihiin nolosha aadanaha, oo quruumaha , qoysaska iyo qofafkuba waa ay hayaami jireen, si ay u raadsadaan nolol dhaanta midda ay ku...

HALGANKII ISLAAMKA YO HALYAYDII MUSLIMIINTA Q1AAD W/T: Cabdiwali Jaamac Barre ( Kiimiko)

  HALGANKII ISLAAMKA YO HALYAYDII MUSLIMIINTA Q1AAD Hordhac: Khulafaa’u Alraashidiin, waxay ahaayeen halyeyo halgan dheer usoo galay sidii ay ku hergalin lahaayeen diinta islaamka, isla mar ahaataana umadda muslimiinta ah ku soo...

Hayb iyo Kalgacal Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

  Hayb iyo Kalgacal Q6AAD.   Guuleed waxay ku qaaddatay arrintii bil ka badan haddana waxay u egtahay in guushu raacdey Ubax, Guuleed dedaal kuma yaraan, hase yeeshee arrintani waxay noqotey mid...

Guurdoon Mise Goblan Ka Bax? W/Q: Naciima Abwaan Qorane

Guurdoon Mise Goblan Ka Bax? Qof kastoo adduunka guudkiisa ku nool, rag ama dumar kuu dooni ha noqdee, waxaa hubaal ah inuu rabo qof wanaagsan oo ay isku degaan, noloshana...

Tahriibka tacsida wax ha loogu daro! W/Q: Bashiir Suuley

  Tahriibka tacsida wax ha loogu daro Tahriibku waa musiibo qaran, waa aafo uur ku taalooyin badan nagu reebtay, waa dhibaato si guud iyo si gaarba u wada saameyn soomaali...

SHEEKOOYIN