Maamulka Laashin

1801 articles

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD) “Qof aan dhul marin, dhaayo maleh!” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco meelaha ka...

KAAF IYO KALA DHEERI W/Q Bashiir Suuley

  KAAF IYO KALA DHEERI 15/05/1943 waxay ahayd maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa ee shacabka soomaaliyeed soo mara, waa maalintii aan helnay 13 halyey oo hadafkoodu yahay hanashada xoriyadda...

15-ka May Dharaar Xusid Iyo Xigasho Mudan W/Q Maxamed Wali Maxamuud

15-ka May Dharaar Xusid iyo Xigasho Mudan Waa maalin loo asteeyo dhalinyarada soomaaliyed guud ahaan, taasoo aynu ka dhaxalney ururkii dhalinyarada ee SYL aabayaashii Gobanimada Maanta kadib hindisihii Yaasiin Xaaji...

Waan Kuu xiisi Doonaa Aabbe W/Q: Maxamed Mukhtaar “Fuaad Yare”.

Waan Kuu xiisi Doonaa Aabbe. Nolosha hooyo ayaa ugu muhiimsan taas waa laga wada dharagsan yahay oo sagaal bilood iyo dheeraad ayey inoo soo dhibaatooneysay, hooyo ammaanteeda iyo wanaageeda halkan...

Booyaasad Mise Boqorad? W/Q Naciima Abwaan Qorane (Af-Barwaaqo)

  Booyaasad Mise Boqorad? B) Riyada gabadha: Gabadh kastaa waxay maanka ku haysaa inay hesho nin ula dhaqma sida boqoradda inta aanay guursan ka hor. Waxa ay ku riyootaa nin ula...

Inta lay dhacaybaa Dhimashona laygu xukumay! W/Q: Maxamed Mukhtaar “ Fu’aad Yare”

Inta lay dhacaybaa Dhimashona laygu xukumay!  Taajir ama faqiir ahaw noloshu waxay kuu dhadhameysa markaad xoriyad heysato waxaan ka mid noqonay asxaabta bilaa xoriyada ah aniga iyo koox kale ,...

Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011. Q3AAD

Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011. Q-3aad:- Marka aynu xusuus ahaan dib uga sii sheekeyneyno sooyaalka il milicsiga dhacdooyinkii taariikheed ee ilbaxnimada magaalada Muqdisho, waxaad dareemeysaa in ay magaaladu...

Xasuusti seygeeda W/Q: Ibraahim Maxamed Sheekh Cabdi

Xasuusti seygeeda ******************** Waxaa habeen habeenNada ka mid ah so galey Hotel , waxaa fadhiistey meel waxaa sugayay qof aan la balansanaa laakiIn qofki wuu iga so daahey, muddo markaa fadhiyey...

” Dhegeyso” Maansada Galoof W/T Abwaan Muxumad Indhageelle

  Waa maanso cusub waxay ka hadlaysaa xoogga ama tamarta ay midnimadu u leedahay ummadda. WT: Muxumad Indhageelle Ka bogasho wacan ------ .....Gu’ya dayr waqey Gabayaan tirshaa Gabbalkii dhacaba Waan goohi uun Uurku way gubtaa Geeraarraan diraa Idinmana galee Ma geed...

SHEEKOOYIN