Maamulka Laashin

1801 articles

Geeraar: Calanyahaw loo hoobtey W/C Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

                    Waa geeraar loogu dabaaldego maalmaha gobonnimada umadda Soomaaliyeed,  sidoo kale  waa geeraar gubaabo iyo  baraarujin ah,  Hal abuurka  da'da yar ee   Ibraahim  Cismaan Afrax  ayaa   ugu talo...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

  Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q2AAD. Cali wuu yaaban yahay inuu riyo ku jiro iyo in kale ayuu kala saari la'yahay waayoo wuxuu arkayaa dad wada faraxsan, cunto fudud iyo...

Haldoorka Nolosha Waa Isaga! W/Q: Maxamed Mukhtar “Fuaad Yare”

Haldoorka  Nolosha waa isaga!! Saaxiib ka fiican, ka baarisan, kana deeqsinimo badan weligay maan arag mana arki doono. Yaraanteydii markaan soo garaadsaday ee caqli yeeshay ayaan ogaaday inuu ahaa garabkeyga...

DAMACU WAA SIRTA NOLOSHA!! W/Q:- Cabdicasiis Axmed Barrow

DAMACU WAA SIRTA NOLOSHA!! Dunida waxaa buuxo sheekooyin aad u tira badan oo waliba kala jaad-jaad ah, kuwaasi oo tusmo iyo tusaaleyn ugu filan aadmiga iney noloshooda kaga cabiraan hadba...

Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q3AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

          Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q3AAD  Dhankii cilmiga iyo culimadii sayniska Qeybihii hore waxaa aanu ka soo hadalnay aas-aaskii Andalus iyo heerkii ay ka gaadhay dhankii cilmiga diiniga ahaa, bal maantana...

HAYB SOOCII LAKI Q2AAD W/Q: Cabdufitaax Maxamuud Cabdi(Dhegobaaf)

HAYB SOOCII LAKI Q2AAD Wax xaal sidaa ahaado ba , maalmo ka dib waxaan jidka isku baranay wiil aan daris noqonay markii dambe oo xaafadaheena ahaaday laakiin ku cusub xaafadda...

Albaabkii Jinniga Q3AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

Albaabkii Jinniga Q3AAD Bar-baarta laga baqo waxay bilaabeen inay raad-raacaan wiilkii yaraa ee Raage ahaa, Raage markii uu kaynta galayba waxa uu fuulay geedwaynoo barde ah. "Bar-baarta laga baqo" waxay isu...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal. HORDHAC Waa sheeko jaceyl oo dhaba, sheekadan ayaa ah mid u soo gudbinaysa aqristaha inuu oggaado kana barto dhibaatada iyo dhiillada uu leeyahay Jacaylka guuldareysta ama...

Shirib dood oo dhexmarey Laashin Cabdi Nuur iyo Taliye Tuuryare.

  Waa shirib dood oo dhex maraya   Laashin Cabdi Nuur iyo taliyihi nabad sugida qaranka ee xilka laga qaaday Tuuryare, waxaa la googoosanayaa weydiimo iyo warcelino aan turaale ku jirine...

SHEEKOOYIN