Maalinki aan beenta sheegay
Maalin ayaa aniga iyo nin saaxiibkeey ah waxaan raacnay nin dallaal ah oo kala iibiyo dukaamada. Goobtu waa magaalada Cape town waddanka koofur afrika. Ninka dallaalka...
Waxaan ahay dumar!
Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La´aantay noloshu ma sii jirteen dadkuna ma tarmeen. Waxa aan ahay qof jilcan...
HORTA AYADA QUR'AAN SAARA
Haweeyo waxay ku dhalatay dhulka hodan-ka ku ah, hawada macaan, Badda, Beeraha iyo xoolaha noolna ee kala duwan leh ee “SOOMAAALIYA” inkastoo halka Eebbe ku abuurey...
Sooyaalkii af-genbiyada (inqilaabyada) ka dhacay Turkiga
Laga soo bilaabo markii dhidibada loo taagey dalka Turkiga ilaa maanta la joogo ,waxa jirey hirdan xooggan oo ku dhisan xukun maroorsi;sifo kasta ha...
Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday.
Beribaa nin cunto-kariye(Chef) ahi waxaa uu naqshad ahaan u diyaariyey sida la isugu daro khudaar iyo geedaha uduga(Spices) iyo waqtiga ay karayaan. Waxa uu u...