Maamulka Laashin

1801 articles

Tolow Yaa Furay Q6AAD W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Tolow Yaa Furay?!                                                                                                      Waxaan iri Galinka dambena? Waxuu yiri su’aashaas xilli aan laftaydu iswaydiin jiray waa jirtay maalmihii hore markaan casariyaha soo doonto ee aan waayo asxaabtayda waan yaabi jiray,...

Caqligu ha xoroobo aqoontu ha ku celiso! WQ/: Najah Yasin Abdi

Caqligu ha xoroobo aqoontu ha ku celiso! Waxaa mahad ballaadhani u suggnaatay Allihii ina uumay kaasoo ina siiyey nimcooyin gaar ah, oo ay ka midtahay nimcadda diinteena islaamka ah, illaahow amaan...

Jannadii la waayey. W/Q: Cabdisamed Shire

Furihii Jannadda ayaa laabta iigu xidhanShandadaha dhabarka lagu qaato ayaa gacantiisa midig ka laalaadda, in ay gacanta kaga xidhan tahay iyo in uu isagu si qaab daran u hayo...

Garnaqsi Lammaane WQ: Ramla Gobdoon

Garnaqsi Lammaane   Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho ballaaraan, Maryan ayaase tabanaysa...

Waa Maxay Midnimadu ? W/Q: Cali Cismaan Buulle

Waa Maxay Midnimadu ? Midnimadu waa: Mideynta maskaxda,garaadka,cududa iyo hantida, waxayna ka dhalataa oo ka billaabataa midnimadu laba shaqsi ama koox isku timid oo isku mowqif ah, iskuna afgarata...

Wiilkii Riyada Q1AAD W/Q: Samiira Ibraahin Cali.

Wiilkii Riyada! Q1AAD ----------------- Nasra waa gabadh ku dhalatay kuna barbaartay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Waxbarashadeedii ilaa dugsiga sare waxey ku soo qaadatay isla magaalada Muqdisho. Nasra waa qof aad...

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. Waxay ugu warceliyeen: Haa walaal waxaannu nahay Soomaali ee maxaan kaa caawinaa? Markaasuu u xog warramay, una sheegay dhibka iyo kadeedka haysta, lays kulama...

Saddexdii Dagaal ee Lafoole W/Q: Prof Yaxye Sh Caamir

SADDAXDII DAGAAL EE LAFOOLE. Inkastoo dadka badankiisu ay xasuustaan dagaalkii Lafoole ee Antonio Cecchi lagu dilay,haddana qoraalada badankoodu waxa ay qorayaan in lafoole ay ka dhaceen saddax dagaal oo wacdaanku...

“Isir-wadaagga Qureysh iyo Soomaalida! W/Q: Abbdisalam mohamed Elmi .(abdul Amin)

"Isir-wadaagga Qureysh iyo Soomaalida!! W/Q: Abbdisalam mohamed Elmi .(abdul Amin) Mawduucan iyo qoraalkaaygan waxaan ku eego doona xidhiidhka iyo isu dhowaanshiyaha ka dhaxeeeeya gaaaladii Qureysh ahaayd sanamyadii ilaahay kasakow ay cabudi...

SHEEKOOYIN