Maamulka Laashin

1801 articles

Quraafaadka Faaliyaha Q2AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

  Quraafaadka Faaliyaha  Q2AAD Wadahi isaga oo aan wax ka beddlin sidi degdega ahayd oo uu gaariga u waday ayuu dhanka koofureed ka soo galay magaalada Gaalkacyo halka laga raaco gawaarida...

Riyadii rumowday Q 4AAD W/Q Maryan Ibraahim Cali.

Riyadii rumowday Q 4AAD ---------------------------------------------- "Abbaayo galabta makuu imaan karaa ayaan ku dhahay sahra" "haa waad ii imaan kartaa abboowe" Mahadsanid abbaayo waa inoo galabta macsalaamo igu soo warceliyey. Waxaan dareemay farxad Saa'id ah,...

Hambalyadii Ciida Mareegta iyo Bahda Laashin iyo Heestii Dabaaldega Ciida.

Hambalyo Hambalyo Ciid wanaagsan.   Bahda  Laashin waxay dhammaan  Hambalyo iyo Boggaadin u dirayaa Munaasibada Maalinta  Barkhadeed  ee  Ciiduladxaa Bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay kala joogaan, waxaanu leenahay  hambalyo, ku...

Horta yaa Abaal gala? hadduu jirase yaa guda?Q1AAD W/Q:Xuseen M.Cabdulle “Wadaad”

  Horta yaa Abaal gala? hadduu jirase yaa guda?Q1AAD.   Dahabo waxay aheyd qof aad u qurxoon sida ka muuqata magaceeda.Dhaldhalaalkeeduna maaheyn mid sadxiga uun ah Waxay laheyd astaamaha dadnimada iyo damiirka...

Anigoo roon bay I rogtey Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo roon bay I rogtey Q5AAD Wuxuu hoyaadey oo qolkiisa galay isagoo arrintan ku wareersan madaxana xoqonaya,   isna weydiinaya tolow maxay uga dan lahayd? Isaga shaki weyn baa kaga jira...

SOOYAALKII SULDAAN OLOL DIINLE W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

  SULDAAN OLOL DIINLE. Ujuuraanku waxa ay xakumi jireen inta badan dhulka Somalia, dhinaca somali galbeed ayaa sanadkii 1896 talyaaniga iyo amxaarada ku heshiiyeen in talyaanigu u aqoonsaday dhul amxaaro,inkastoo markii...

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD & Q2AAD W/Q: Prof.Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD_Q2AAD "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! "    “Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dabeyla xagaa ku bax!” Dadki hadalka maqlaayay...

Quraafaadka Faaliyaha Q1AADW/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha   Q1AAD   Ma fara yara dhibaatooyinki ay geysatay Abaartii dabadheer 1973/1974 ka dhacday Goballa badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya.waxaa dhacday roob la’aan, waxaa aad u yaraaday biyihi, dhulkii...

Magaaladaydii Baan Nacay: W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse ( YamYam)

  Magaaladaydii Baan Nacay: Magaalada Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og adduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku...

SHEEKOOYIN