Maamulka Laashin

1801 articles

Sheeka Gaaban: Dhiig haw daadin waxaad nabad iyo nidaam ku heli karto. W/Q: Cabdullaahi M. Maxamuud(Siyaasi)

"Dhiig ha u daadin waxaad wada hadal ama aad qaab kale ku xalin karto" Goor ku aadan 1952di,nidaamka koofurta dalka Soomaliyana uu gacanta ku haayay isticmaarki Talyaaniga, ayaa dhul Baadiyaha...

Hiilkeeda i haqabtirey! W/Q: Sagal Jaamac Maxammed.

Hiilkeeda i haqabtirey Muddo sannad ah annaga oo is moogan baan ku kulanay goobta basaska, baska taga xaafadda aan deganahay baa wuxuu ka soo dib dhacay xilliga bixitaanka, sidaa awgeed...

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda Q3AAD?W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa gudi..?  Waxaa dood adag dhex martay Axmed dheere iyo kooxdiisii. Kuwaas oo qaar ku andacooday naga wada qofkaan maba naqaannee. iyo qolo ku...

Anigoo roon bay I rogtey Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay I rogtey Q6AAD Wuu soo fadhiistay waxaana isa soo dul taagay shaqaalihii Baarka oo salaamay maadaama uu ka mid yahay dadka sida joogta ah macaamiisha uga ah...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad. kaddib waxaa hadalkii qaatay indhabuur deedna intuu xagayga soo jaleecay buu yiri Cumaraw adaa maanta ragga isugu yeeray maxaad noo haysaa mudane. Waan arkaa markaan inuu...

MASRUUF LA’AANAA II DHAANTA M-YAR INUU YEESHAA! WQ: Mahdi Mohamud Abdi

MASRUUF LA’AANAA II DHAANTA M-YAR INUU YEESHAA!! Waa caaddo iyo dhaqan soo jireen ah dumarku la guursiga lala guursanayo in ay neceb yihiin, Ragguna uu damac deynenin tiiyoo jirto ayuu...

Waxaan Ahay Mid La Dayacay W/Q: Bashiir Suuley

Waxaan Ahay Mid La Dayacay! Waxaan ku aallaa bar ka mid ah kuwa ugu muhiimsan dunida oo idil, waxaan ahay tan labaad ee ugu dheer kuwa la ayniga ah ee...

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) “Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!” Waa duub dadku u sinnaayeen, duub ka damqada xumaha oo dhan. Xasuusaa xusuus keenta; sheekaa sheeko dhalisee, waxaan beri aan saas u...

Quraafaadka Faaliyaha Q3AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha  Q3AAD . Sahro iyadana marki ay aragtay in uu dhammaaday xilki ka saarnaa Maryan ayey wada tashi ay la tashaday darawalki iyo Axmed keddib ku tiri Dhamme Cusmaan...

SHEEKOOYIN