MIRIAM MAKEBA; MAMA AFRIKA
"Gabdhaheennu waa hooyooyinka soo socda ee bulshadeenna, waana la-gama-maarmaan in aan ku dadaalno wanaajintooda"
"Waxaan ilaashaday dhaqankayga, qofnimadayda iyo muusiggayga, markaas baan noqday astaanta iyo tusaalaha afrikaannimada"
"Waxaan...
Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ?
"Guumays" waa erayga kaliya ee aan oran karo waa hubka loo adeegsado gabdhaha ee gumaada isagoon dhibic dhiiga ka keenin korkeeda. Ha beensan...
Waan hadli kari waayey!
Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa soo raacey bas u baxa Xaafadda Sheeddaha ee magaaladda Hargeysa. Duhur ayaa lagu dhuftey. Waa xilli dadku soo wada rawaxaan....
Ogaataye, maxaad yeeli?
Maalin maalmaha ka mid ah, anigoo fadhiya meherrad shaaha laga cabbo, taasi oo ku taal Magaalada Hargaysa. Waa meel dad badan isugu yimaadaan. Horaa loo yidhi, rag...
Ka daa ha taabanin Nabarka Caashaqa!
Waa xilli galab ah ammintu waa horraanta hilaaddi 2005,waxa aan si lama filaan ah ugu kulanay mid ka mid ah Abwaannada Soomaaliyeed ee aadka...