Maamulka Laashin

1801 articles

Musharraxii soo shaqa tagay W/Q: Cabdullaahi (YamYam)

Musharraxii soo shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed Tuuladii Rays-dheer: Sugulle waxa uu dhasahay nuskii danbe ee qarnigii 20aad. Waxa uuna ku dhashay Rays-dheer. Rays-dheer waa tuulo aad u yar oo...

NASTEEXO Q1AAD W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

NASTEEXO Q1AAD. Shan sanno ayaa ka soo wareegtay barashadii aniga iyo Nasteexo. Maalintan maalinteedi ismaanu baran, bal se jawigan jawi u eeg ayaan isku dhex baranay isla magaaladan Boorama. Roob...

Dhacdo dhaba: Xasna iyo habeenkii murugada 1978 W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Dhacdo dhaba: Xasna iyo habeenkii murugada Culusow waa gaashaan qaad marka ayuu madaxa la galay gu’gii shan iyo tobnaad, waana haasaawe bilaw, goor ku aadan 1978 ayuu ammin fiidnima ah...

Dhegayso: Gabaygii Doobbodhabad W/T: Abwaan Muxumed Maxamuud(Indhageelle)

                      Gabaygii Doobbo dhabad  waxaa tiriyey Abwaan Muxumed Maxamuud(Indhageelle)  Gabaygan ayaa ah Gabay gubaabo, wacyigelin,  waano iyo waxsheegba ku dhan yihiin,  waa gabay ka warramaya amminta maanta la joogo iyo...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q11 W/Q: Xuseen M. Cabdulle “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q11 Axmed Dheere, ayaa isagoo bahdilan, rafaad,caro iyo ciil dhuuntu laba u kala go'an tahay, dib loogu soo celshay ninkii...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q11 W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q11AAD  Sahra iyo Maryan iridka guriga ayey ka baxeen keddib marki uu la ballamay Adeer Axmed, waxayna mareen waddada bacaadka ah ee guriga iridkiisa marto kuna...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad)  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Hooyadi reerka ayaa ilmihi isugu yeertay, oo soo hoos dhigtay haruubki ay ku jireen qaloonki iyo xammurki yaraa ee disiq subag ah lagu iidaamay....

Dheeg iyo Roodhidii W/Q: Cabdisamad Baashe

Dheeg iyo Roodhidii. Goor danbe oo cadceeddu markaasuun sii dhacaysay ayuu badh go’ noqday oo qaadkii ka dhammaaday. Lacagtii uu haystay intii uu faladhkaa soo siistay baa ugu danbaysay. Marnaba...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q10AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q10AAD  Hooyo Kutubo ayaa iyadoo gacanta bidix ka laafyooheyso,gurigeedii ku soo noqotay.Waxaa galay farxad iyo yididiilo cusub oo dhaanto tii...

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW W/Q:- Bashiir Cali Barre

             XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW Waxaa taariikhdu markey ahayd 03-11-2016 dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ku geeriyooday AUN Abwaan & Qoraa marxuum Axmed Macoow Xaayoow.Macallin Xaayoow wuxuu ahaa abwaan...

SHEEKOOYIN