Maamulka Laashin

1801 articles

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q13AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q13AAD  Cali markuu ogolaaday casumaadi , waxaa la wada korey Baski uu watay si uu gurigga u geeyo isagana u tussaan. Calina wuu koray Baski ,wuuna...

Ka feker Yoolkaaga! WQ: Hassan Mudane

                                                Ka feker Yoolkaaga! Ka feker yoolkaaga adiga oo isweydiinaya heerka ay naftaadu ugu baahantay gaarida yoolkaaga. Ma iga go’antahay in aan naftayda u huro? Duruufo noocee ah ayaan...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad)  (Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!) “Saad u ajartaa naftaada?” Odaygi oo aad mooddo in ow maalin-riyood ku jiro ayaa su’aal ow isweydiiyo u beddelay waanadi iyo digniinti aabihis. Nin agtiisa...

Jacaylkii Darwiish W/Q: Aqwaan Xasan Jidhi

Jacaylkii Darwiish Maxamuud darwiish wuxuu ahaa qoraa gabyaa diblomaasi reer falastiin ah, hadal yaqaan wuxuu ahaa Ku caan baxay sameynta suugaanta carabta gaar ahaan qasiidooyinka, waxyaabaha uu darwiish noloshiisa caadiga...

Musharraxii Soo Shaqa tagay Q3AAD W/Q: Cabdullaahi (YamYam)

  Musharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed Sugulle oo balwaddi baabi’isay Sidii xaafaddiisa looga eryay waxa uu guda galay nolol rajo beel ah. Waxa uu si tartiib-tartiib ah u bilaabay balwaddii....

Sarbeeb: Bishu waa soddon balliguna waa buuxaa! W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

 Bishu waa soddon balliguna waa buuxaa! Ammin laga joogo haddeer Hal Qarni ayaa waxaa degma ka mid ah koofurta Soomaaliya ka dhacday sheekadan. Oday Gaafow ayaa wuxuu maqlay in oday kale...

Soomaaliya waxay maraysaa qarnigii 16AAD! WQ: Hassan Mudane

 Soomaaliya waxay maraysaa qarnigii 16AAD! “Dib u eega taariikhda waa laga dabqaataaye” (Abwaan Shube) Prof. Dr. Paul Collier oo ah qoraaga buugga ‘Beyond the Bottom of Billion’ wuxuu yiri “Waddamada soo...

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!!Q1AAD W/Q:Cismaan Qanyare

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Liibaan iyo Looyaan waxa ay ahaayeen laba saaxiib oo aad isugu dhaw had iyo jeerna dhib iyo dheef wadaag ah oo isku sir ah. Wax walba oo...

Nasteexo Q2AAD W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

Nasteexo Q2AAD Habeenkii kolka la gaadho saacadaha danbe hawadaan ku kulmi jirnay. Balloodhaan ka jeexan jirnay samadaa dusheeda iyo meelo aan dhoweyn. Taleefankaan ka wada sheekaysan jirnay. Khadkaan ku jiri jirnay...

Riyadii abwaannimo!! W/Q: Aqwaan Xasan(Jidhi)

Riyadii abwaannimo!! Maanta oo kale aad baan ufaraxsanahay oo waxaa caawa hawada lagu sii dayn doonaa waraysigaygi ugu horeeyay ee laygaga duubo muuq baahiyaha qaranka, waxaa waraysigayga lagu soo qaadan...

SHEEKOOYIN