Nasteexo Q3AAD
Laba billood ka hor se kolkii ay ii sheegtay in la siiyay wiil dibbada ka yimi, waxaan dhici karin ayaan ka soo qaaday, dhag iyo fartoona uma taagin....
Runtii ii darneyd!!
Maalin annaga oo ah koox waayeel, dhallinyaro, rag iyo dumarba leh, ajaanib kala gadisanna isugu jirno, qof kastaana dan gooni ah uu u fadhiyo meel lagu nasto...