Maamulka Laashin

1801 articles

Sharciga Mawqifka WQ: Hassan Mudane

 Sharciga MawqifkaKelmadda Mawqif haddaad ka dhex ka eegto qaamuuska AfSoomaaliga wuxuu kuugu qeexayaa sidan:Sida arrin cid ugu muuqato.Awoodda waxgarashada dadka.Arag, Tus. “Nin iyo baadidii aragti baa ka dhexeysa”Fikrad, mabda'...

Soomaalida Iyo Soddon Sano Kaddib. W/Q: Abdi Salaan Mahdi(Cirro)

Soomaalida Iyo Soddon Sano Kaddib.Qallimadu kala duwan qormooyinkuna kala mudan taarikhuhuna kala macaan faalladuna kala qadhaadh. araartaydan isdaba taxan waxay gogaldhig u tahay maqaalkeenan ka soo odorosaya siday Soomaali...

Beeni raad ma leh: Yaa burburiyey Soomaaliya? (Xog-warran) W/Q: Maxamed Xaaji (Ingiriis)

Beeni raad ma leh: Yaa burburiyey Soomaaliya? (Xog-warran)Waxaa jira dhowr waxyaabood oo laga been-abuuray (myths) oo bulshada Soomaalida lagu dhex faafiyey, ayna lagama maarmaan tahay in la saxo si...

Gaso Ganuun Gasiin (Q20aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso Ganuun Gasiin (Q20aad) Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Waxaad arkeysay rag tuuran oo wada eryanaaya dooro dhankakaxday. Gees gees iyo si aan la garan waa tii dooradi u oroday. Waa tii haddana...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q17AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q17AAD Cali iyo Maryan kalgacaylki ay isu hayeen in uu sii kordha maahine marnana hoos uma dhicin mana yaraan,waxaana gurrigoodi maalmahi u horeeyay ka muuqanayay sidi...

Soomaalida Iyo Aragtiyohooda. W/Q: Ibrahim Nolosha

Soomaalida Iyo Aragtiyohooda. Adduunyada kolka aad eegto waxa inta badan ka jira wax loo yaqaanno “xorriyadda hadalka” inkastoo waddamada qaar ay ka socdaan olole lagu cabburiyo fekerka iyo aragtiyaha dadka...

SAAXIIBKAAN EERSADEY Q9AAD W/Q: Cusmaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADEY Q9AADLooyaan ayaa yiri: “Markay billowdey inay ku caydo oo ku aflagaadeyso ayaa telefoonka ku damiyey, telefoonkeediina waaba tirtirey” Isagoo difaac ka sii gelaya in la weydiiyo arrimahaas...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AAD W/Q: Laashin Cuute (Shiribmaal)

                    Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AADWaxaynu hore u soo qaadanay,arrimaha shiribka iyo qaababkiisa kale duwan,waxaan soo sheegnay laba qaybood oo kala ah,shiribka Halleey iyo Labaaley, haddaba inaga oo hore usii wadi...

Sheeko taxane ah:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q19AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q19AAD.Maxaad Cali, waa kaa isagoo meel la saraa dhiig laheyn ka soo baxay Saldhiggii,Xaalku waa kaa kolba marka xigtaa ku sii...

Sharciga Aamminaadda! W/Q: Hassan Mudane

Sharciga Aamminaadda! Haddaad aamminsan tahay in aadan gaari doonin yoolkaaga ama hammigaaga ogow ma gaari doontid balse haddaad aamminsan tahay in aad xaqiijin karto yoolkaaga ogow waad xaqiijin kartaa. Haddaba,...

SHEEKOOYIN