Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:23AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Jabaq ayaa hoosta ka yiri, “Aqool xumidi aad ka dhaxashay abootadaa aad rabtaa in aan ununkana ama annagana ku dhaxal weyno. Xeey isu...
Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q2AADSaadiq uu Daahir soo dhexjoojiyay Salaadda Casir keddib wadda ay Soomaalida kor iyo bari isu dhaafayaan,wuxuuna ku yiri. “Walaal cinwaanki aad ii soo sheegtay waa...
Saaxiibkaan Eersaday Q13AAD Luul waxay kala dhex taagantahay kala doorasho culus, haddii talooyinkii Xaali ay raacdo reer u dhaqnaan maayo, haddii ay talada Layla raacdona waxay ka baqaysaa in...
Saaxiibkaan Eersaday Q12AADLuul ayaa iyadoo dhiigu ku karsan yahay cisbitaalka orod uga soo baxday, waxaana ku ciirtay talo. Luul waxay ku soo dhacday gaarigeedii, intii ay gurigeeda u soo...