Maamulka Laashin

1801 articles

Murti iyo Miid Q2AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Aallada casrigaFaa'iidooyinka iyo qasaaradda aalladdaha casriga waa kuwa is bar baryaal waayo? Waxa uu fududeeyay, bulshada oo dhan walba ah. Isla markaana waxaa dhinac ordaaya dhibaatooyinka uu u geystay...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD Haddii aan kasii amba qaadno halkii ay noo joogtay. Qormadeynii Xeerka iyo xikmadda Shiribka, maadaama aan tireyntii wali noo dhamMaan waxaan qormadaan ku soo qaadaneynaa...

Tuugsigii dadbanaa Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Tuugsigii dadbanaa Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)Waxaan dhax bilaabay inaan aqriyo tijaabadii labaad, anigoo la yaabanaa  qaybtii hore  waayo  isma lahayn  nin noocan oo kale ah ayaa magaalada kugula nool,...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q3AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q3AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)Qaboobe,Daahir iyo Gare waxay aadeen gurigi ,marki ay gurigi tageena waxaa gooni isula fadhiistay Qaboobe iyo Daahir oo iyaga xiisa iyo hilow...

Xikmad waayeel iyo Xammaasad dhallinyaro. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xikmad waayeel iyo Xammaasad dhallinyaro. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Soomaaliyeey is maqalaaIjaabadu ku sugan tahayintaad wada jirtaanaa Udubkiinnu ku mudan yahay.Waayeelkoo arrimiyiyo Dhallinyara adeegtaa Is kaashigu ku wacanyahayCabdulle Raage...

Saaxiibkaan Eersadey Q15AAD W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan Eersadey Q15AADLadan iyaduna markay gurigeedi ay tagtay, waxay iyaduna gashay dhar iska bedel iyo qubeys si ay isaga dhaqdo dhegdhega wejigeeda ku yaal iyo haaraha dhirbaaxooyinkii ku dhacay,...

Xeel Dhigashada Yoolka W/Q: Hassan Mudane

   Xeel Dhigashada YoolkaMar haddaad qorshaynayso in aad guulaysato waa in aad marka hore diiradda saartaa yoolkaaga adiga oo adeegsanaya xeesha dhigashada yoolka, si yoolkaagu uu u noqdo mid dhaqan...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q2AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

RUN MISE BEEN?Q2AADBashiir gabadhi ugu horreysay ee uu xiriir la sameeysto waxaa la dhihi jiray Khadiija, wa xa uu ku bartay saaxiibkiis Cabdullaahi oo ay ilma adeer ahaayeen Khadiija,...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:24AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:24AAD  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Inta aanan dib ugu noqon dhafarki dheeraa ee reer Jabaq la soo dersay iyo sheekada inteeda kale, bal aan idiin soo gudbino...

Murti iyo Miid W/Q: Cabdul Cabdukariim ( Ugaaska)

Ubadka wanaagsanMaalin maalmaha ka mid ah, ayaa gabar yar oo todobo jir ah, oo dhax joogta, beerta ay ilmuhu ku ciyaaraan. waxa ay  soo qabsatay labo xabo oo TUFAAX...

SHEEKOOYIN