Maamulka Laashin

1801 articles

Saaxiibkaan eersaday Q20AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q20AAD. Markay Booliisku gudaha soo galeen ayay yaabeen, markay arkeen nin Afku dunsan yahay iyo mid wejigu diirdiirmay, waxay kale oo la yaabeen in midna la dul dhoobna...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD Kutubo muggeey suulka saartay warqaddii saxiixa looga rabay ,waxeey u quntay xaggaa iyo jikada, waxeeyna iyada iyo gabadheeda Raxmo...

Yool dhigasho WQ: Hassan Mudane

Yool dhigasho “Haddaad doonayso in aad gaarto sharaf loo baratamo tan ugu sarrayso ha ku qancin in aad gaarto meel ka sokaysa dayaxa” Murti Carbeed YOOL WAA UJEEDDO kugu hagta waddada guusha,...

Murti iyo Miid Q9AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Jallaato)

Murti iyo Miid Q9AAD Hooyo batuulo waxaa u bilawday, nolol cusub oo mugdi ah, cidna ay garab ka heysan, marka laga reebo eeddadii soo korisay oo iyadaba waayeel ah...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa yiri “Qowleysato meel kasta ayay joogtaa oo markasta lama waayo duul dhac iyo duudsi wax ku doona ama raadsha.”Cagoole ayaa bilaabay...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q9AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q9AAD  Maxamuud markuu waayay Habboon wuxuu soo aaday gurigooda, markuu soo galay ayaa loo sheegay inay Habboon ku maqan tahay Dugsi Bareyfit ah ay dhigato oo...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q13AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)Waxaan wali bartanka uga jirna qormadeynii taxanaha aheyd ee "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" sidaan horeba u sheegnay qeybtaan waxaan kusoo qaadan doonnaa,...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q32AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q32AAD Waqtigu waa galab toman iyo koow saac iyo jarjar, jawigu waa qaboow yar oo dabeyli wehliso. Farasmagaalaha jidka hareerahiisa...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa ka yaabay ninki ay shalay isbarteen oo maantana talo ka soo doontay. Waxaa u soo baxay in uu Toxob...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD  Daahir, isla maalinti Isniinta sagaalki galabnimo iyo nus wuxuu gaaray xaafaddi uu degganaa, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay Saaxiibadiis iyo Xasan Qaboobe oo isaga ahaa...

SHEEKOOYIN