Maamulka Laashin

1801 articles

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q15AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q15AAD Haddaan halkeedii kasii amba qaadno qormadeynii "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd. Sidaan horeba u carrabaawnay qeybtaan waxaan kusoo qaadaneynaa, Abshir Nuur Faarax...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD Waa maxeey Xayawaankaan aan wax fahmeyn? Wasakhyahoow aan edebta laheyn, maxaad u garaacee albaabka? Maadaa nala leh ,Rufyaanyahoow...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Faalisadi ayaa haddana ku celisay: “Kulmi maankaaga! Waxna ha dhaafin oo waxba ha dhaafin.”Gabadhi ayaa cabbaar aamustay iyada oo isku dayeysa in ay...

Maskaxdu Waa Muruq U Baahan In La kala Jiido W/Q Abdirisak Gelinbacayn

Maskaxdu Waa Muruq U Baahan In La kala JiidoOraahdan waxan weydiiyey in badan oo dadka ka mid ah, badidood waa ay igu waafaqeen, hase ahaatee qaar ka mid ah...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q34AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda?Q34aadReer Maxaad Cali, waxaa waagu ugu baryay farxad iyo reynreyn. Waxeey xalay ku seexdeen rajoqab sarreysa kolkii ay la kulmeen...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob ayaa xasuustay qalfooftii sheekadi maankiisa ku soo maaxday. Aabbihii Samasuge ayaa sidi caadadu ahayd dhaqdhaqajiyey jocorti kuusnayd sida ruux wax dhunxinaaya ama...

Haddaad sii noolaatid W/Q: Garaad Yoonis Gajoome

 Haddaad sii noolaatid Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay donaan bay soo dhashaan,...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q14AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q14AAD Sooyaalkii iyo Suugaantii Abwaan Jimcaale DhegataagSidaan horeba u balan qaadney inaan ku soo qaadaneyno ama uga hadleeyno, qoramadeenii taxanaha ahayd  ee Xeerka iyo Xidmadda shiribka,...

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD Waxey aheyd maalin roobaad oo jawiga aad u daganaa, roobkaan oo  bilawday habeen barkii ayaa wali si teel teel ah u da,aya oo ah mid lagu dhax...

Benaadir, Seemaali, yexeye W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Benaadir, Seemaali, yexeye.Sir: Charles Belgrave, oo ahaa Ingiriis la talin jiray hoggaamiyayaashi Baxreeyn ayaa 1930 soo jeediyay in magaca Persian Gulf ama (Gacan Baddeedka Iran Gulf) la bedelo ,...

SHEEKOOYIN