Wax aan Marnaba Dhici Karin!Waa 1944. In kastoo ay dagaal culus gashay, weli waxay ahayd boqortooyo ku hubeysan taariikh mug leh iyo awood aan la dhayalsan karin, balse, waxaa...
Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD “Abeesadu waxa ay cuntaa ciida, laakiinse caqli badnaan iyo taxadar inta ay ka qabto, way u habeen seexataa si aysan oga...
Murti iyo Miid Q10AAD Guusha Guuleed.Waxaa la gaaray aroornimadii maama Batuulo ay la balansaneyd in ay shaqaaleysiiso qof ka caawiya howlaheeda ganacsi oo u kala furfurmay, sidii ay ku balameen...