Farxaddii Luntey Q3AAD Waxa ay soo laabatay, iyadoo Xaas ah, naxdin weynaa tolow yaa baas u baas baxay mustaqbalkeedii ifaayay, ma mid kale oo ka sii if badan ayey heshay,...
Falanqaynta buugga ‘The 5 Love languages’ “Marka qoyska hoos laga dhisaa qaran hagaagaayeHaddii guudka uun laga qabsado waa qalfoof madhane.”---Cabdiraxmaan-Luggooyo---Dhiganahan waxa la qoray kun iyo sagaal boqol laba iyo sagaashankii...
Farxaddu iib maaha Q8AADNinkii ayaa hadalkiisa ku furfurtay aw Raage kuguma imaan inaan ku dhibaateeyo, dhibkase waa iga soo horreeyay, iminkana waxaan rabaa in dawo loo helo. Raage oo...
Farxaddii Luntey Q1AADWaa ammin laga joogo sided iyo toban sanno, markii aan gabarta aan indhaheyga ka jeclaa ku ballanay in aan is guursano.Goortaas aan ballameyno waxaan isla meel dhignay...
FILANWAA Q6AAD Filsan markii ay guriga ku soo laabatay saaxiibteed Canab waxay u sheegtay in amar ilaahay waxani ku dhacayaan oo ayna Maxamed is arag, balse ay warqadii u...