Maamulka Laashin

1801 articles

Dhaxal & Dhigaal:  Sheekh Xasan Barsame (1853 __1926) W/Q: Cabdalla Qasim Daamey.

Dhaxal & Dhigaal:  Sheekh Xasan Barsame (1853 __1926) March 1924kii Sheekh Xasan Barsame Waxa uu Shir-weyne isugu Yeeray Salaadiintii Soomalida, Kolkaa oo ay Si Xamaasad leh Salaadiintu Gaashaanka ugu Daruureen...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q18AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q18aad. Nasra markay xaafadda tagtayba  waxay la kulantay wejiyo aan ahayn kuwii ay taqaanay, soo dhoweyntii diiraneyd ee loo sameyn jiray maanta ma jirtee,...

SOOYAALKI CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW W/Q: Cumar C. Cumar.

      CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW. " Xidka carabta joogtana markeey Xamar yimaadaanna Xaryankooda xoolaha ku raran xeebta dhiga meynin Xasan geeddiyoon tagin baddeey ku xayirnaayeene". Xasan Geeddi Abtow AUN, wuxuu ahaay nin caaqil ah,...

Filan waa Q18AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q18AAD Lammaane walba ama laba qof oo is jecel xilliyada gunaanadka sheekada hasaawaha iyo waqtiga kala guurka, culays badan ayaa la soo darsa, taasina waa mid inta badan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17aad Islaantii safiyo  kolkay odayga kelmadahaas xaraarka badani  ka soo baxeen, ayay is waydiisay falka odayga ka careysiiyay ee ay ayada iyo gabadheedu falkiyeen,   maskaxda...

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi. Sumaya Nuur Cabdi waxay ku dhalatay 1994ki magaalada Muqdisho isla magaalada Muqdisho ayay barbaartay Sumayo   waxa ay waxbarsgadeeda asaasiga ka billowday Dugsiga  Jowharulislaam ee...

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan aad ugu mahadcelinayaa qoraaga saaxiibkay...

Joogdheer iyo jacaylkii waddada W/Q: Axmednuur D. Daahir Marayare

Waxay ahayd casar gaabad qorraxdu u hammuun qabtay in ay ku hoyoto godkeedii. Waxaa mar ba marka ka denbaysa soo muuqanayey, fallaadhihii casuuska ahaa ee dheelminaayey cadceedda. Waxay ahayd galab qabaw...

Filan waa Q17AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q17AAD  Salaan kaddib, Maxamed isagoo faraxsan ayuu ina keen ku yidhi Deeqa, kaddibna horay ayay isku raaceen, iyagoo u jihaystay dhanka iyo xaafadda Kooshin, intii ay wadada isiihayeen...

SHEEKOOYIN