Maamulka Laashin

1800 articles

Filan waa Q34AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q33AAD Maxamed hooyadii, waxay u la hadashay si degan, oo waano waalid ka muuqato, isla markaana Maxamed niyada u dhisaysaa, waxay tidhi: “Hooyo aroos iyo howshiisa ha inoo...

Doob gaamuray! Q5AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q5AAD Mahad-dheere, oo aad iyo aad uga gubanayay ereyadii kululaa ee ay Gobaad ku hiiftay, ayaa go’aansaday, inuu ka dhabeeyo doonista Gobaad iyo guurkeeda, isaga ooGeedka weyn ee...

WAAYIHII WARSAME Q7AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q7AAD Warsame asaga Ilaahay waa ka badbaadiyay xasuuqii meesha ka dhacay waxaa uu na ka mid noqday dad badan oo cag wax ka dayay si ay naftooda u...

Ma Illoobi doono Q4AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q4AAD Waan gartay Magaca iyo wajiga gabadhu iguma cusbeyn, laakiin in leysku kaaya xiriirin karo marna kuma fekerin.  Istaahil, waxa ay ka mid aheyd musharraxiin u tartamaayey...

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q1AAD – W/Q: Liibaan Cartan

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q1AAD   Hordhac "Lur Jacayl iyo Lahasho Haween". Waa ciwaanka sheeko laga qoray qiso jacayl oo dhab ah. Sheekadani muddo ayay dahsoonayd oo dad yari ay si...

Kaabayaasha xidhiidhka jaceylka W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Kaabayaasha xidhiidhka jaceylka   Kolka aad rabto in aad abqaasho geed waa in aad hesho dhulkii. Mar labaadka waa in aad diyaarsato ooddii ama jaajuurkii aad kaga weegaari lahayd noolaha waxyeeli...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q31AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q31AAD Dhanka kale fartuun waxa ay noqotay gacan ku dhiigle maadaama cunugii Nasro ay ayadu sabab u noqotay, Xaliimo ayaa Fartuun u sheegay in...

Doob gaamuray! Q4AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

DOOB GAAMURAY Q4AAD. Maalmo ka dib, waxaa degaanka ka soo dhex muuqday oo doonista Gobaad dhankiisa uga soo milmay, Mahad-dheere oo isaguna ahaa doob agoonnimo ku soo koray oo hanti fara...

Filan waa Q33AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q33AAD Deeqa oo nafistay isla markaana culays badani ka dagay maadaama wixii ay muddada dheer qarinaysay ay shaaca ka qaaday, ayaa waxay tidhi: “ Goor ay ahaatoba jawaabta...

WAAYIHII WARSAME Q6AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q6AAD Muddo markii uu Warsame maqaayadda ka shaqaynayay magaaladiina uu la qabsaday oo sidii reer magaalkii u labbistay ayuu bilaabay in uu salaadda tukado, muxuu se ku tukadaa?...

SHEEKOOYIN