Maamulka Laashin

1800 articles

Ha raali gelin ruux walba. W/Q: Cabdisalaan Macallin Xersi

Ha raali gelin ruux walba. Oraah caan ah ayaa waxa ay tiraahdaa” raaligenta dadku waa wax  aan la gaarin”  Wiil dhallinyaro ah ayaa  waxa uu u yimid  xarun caafimaad   si uu...

Dhaca iy boobka hantida guud Q1AAD W/Q: ShaaficiMacallin Axmed

Dhaca iyo boobka hantida guuda Q1AAD Maqalka erayga iyo dhac ama boob waa mid markiiba ku dhiilo gelinaya kuuna muujinaya in halkaas ay ka jirto in wax lagu qaadanayo awood...

Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka Dhallinyaradu waxa ay lafdhabar u yihiin bulsho waliba, hayeeshee soomaalida waxa ay kasii yihiin 70%, taasi waxaa sii dheer in ay dhallinyarada soomaaliyeed waayadii danbe...

CABDULLE RAAGE Taraawiil W/Q: Abwaan Cabdi Muxumud Amiin

CABDULLE RAAGE TARAAWIIL 10ka Abriil 2000. Aniga markii iigu horreysay ee aan arko Allaha unaxariistee Abwaan Cabdulle Taraawiil waxay ahayd muddo haatan laga joogo 40 sano ayadoo Raadiyo Muqdisho imtixaan looga...

Hanti guud. W/Q. Shaafici Macallin Axmed

Hanti guud Hanti waa: wixii milgo iyo mug leh, tayo iyo tira muuqatana leh, oo noolaha waxtar iyo waxgalba u leh. Afka Soomaaliga  waxaa hantida loo kala saara, Mood iyo Nool, Mood...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q38AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q38aad. Xasan: Walaal xogtaani waa mid run ah, walaashayna aad baan ugu qanacsanahay, waxa ayna ka soo heshay gabar ay saaxiib yihiin walaashay, Nasrana ay...

Filan waa Q41AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q41AAD Wuxuu yidhi “malaha waxay moodaysaa inay calaacalkaa calool jileeca dabacsanaan  iiga helayso, tahriib ma ahaane waligaa ha soo laaban haddaad doonto. Balse, Maxamed go’aankaa naf la tashiga markuu...

Islaamka iyo Mucaaradnimada W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Islaamka iyo Mucaaradnimada Erayga mucaarad waa eray siyaasadeed waxaana inta badan loo adeegsadaa marka ay jiraan aragtiyo is diidan oo iska soo horjeeda. Tus: Xisbi ama koox siyaasadeed  oo ka...

Filan waa Q40AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q40AAD Sheeko dheer kaddib, Canab waxay ka codsatay saaxiibteed Filsan, warqadii ay u dhiibtay barigii ay soo ambabaxaysay ee harjadka iyo socdaalka u diyaargarowdey inay u gayso Maxamed,...

Doob gaamuray! Q14AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q14AAD Gobaad oo noloshan baxsadka ah la daalaa dhacaysa, nafteedana ay halis ugu jirto weerarro uga imaan kara godka mugdiga ah ee ay xamaaratadu  dhex galgalanayso iyo ugaarsiga...

SHEEKOOYIN