Maamulka Laashin

1803 articles

Guurka badsha Ragow W/Q: Mohamed musa Sheikh Noor

Guurka badsha Ragow   Qof walba oo dunida ku nool Rag iyo Dumar, hammiga uu leeyahay ayaa ah in uu maalin uun guursadaa, oo kasoo jeestaa guri uu isagu ku...

Gacantaad GABRE ku SALAANTAY ha kaa GO’DO! Q1AAD Qore; Bashiir M. Xersi

Gacantaad GABRE ku SALAANTAY ha kaa GO’DO! Q1AAD   Markaad halacsato halkudhegga hore ee qormada, hore ha kala soo boodin; Waa maxay habaarku? Habaar, halaag iyo halgaad midna ma ahane, hore...

Sheekadii; Xabsi Doon! Q9AAD W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Sheekadii; Xabsi Doon! Q9AAD Waxuu yiri; Markii aan barriga nimid waxaan soo gaarnay xarunta Mayfac waa Xarun yar oo eey Qaramad a Midoobay, ku siiso Soomaalida, Gargaar soo dhawayn ah oo...

Sheekadii; Xabsi Doon! Q8AAD W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Sheekadii;  Xabsi Doon! Q8AAD waxuu yiri; waxaan dahabshiil ka soo qaatay 300 dollar, waxaanan dhakada ka soo koray gaari gaalkacyo u rarnaa, sidii baan ku tahriibay, nasiib xumo waxa la iga qabtay...

Soomaalaay shuushku ha baxee shakiga jira aan ka showrno.

Soomaalaay shuushku ha baxee shakiga jira aan ka showrno. Duul wada dhashay oo ehel iyo qaraaba ah … xigto sokeeye iyo ilma adeer walaal ah … ilmo abti iyo ilmo...

Sheekadii; Xabsi Doon! Q7AAD W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Sheekadii; Xabsi Doon! Q7AAD Janaqoow waxuu yiri;Iyadoo uu dhididka iga tifleeyahay, ayaan la soo booday, magacii ninka aan soo xasuustay, Kaaga darane ninka aniga waan aqaanaa muuqiisa laakiin isaga xitaa haddaan...

Xabsi-Doon QA6AAD W/Q. Saciid Muuse Axmad(Ustaadka)

Xabsi-Doon QA6AAD Waxuu yidhi janaqoow. Waxaan la iga dajiyay garoonka Aadan-Cadde ee muqdisho, Waa xilligii uu Shariifka madax waynaha ahaa. Muqdishana waxaa ka jira isgaad gaad u dhaxeeyo Dowladda iyo Shabaabka. Aniga...

Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!.

Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!. Qofku wuxuu milgo maamuus iyo karaamaba yeelanayaa marka uu run sheeg yahay beentana ka fog yahay, taasoo u soo...

Dhegayso: Afartankii xaddiis ee Imaam Nawaawi gabay.

Waa Gabay Koobsanaya Afarta Xadiis( Xadiisul Arbaciin) oo uu Suugaaneeyey Alla haka Jasaa'i mariyee Xasan Bulxan, isaga oo doonaya, qaab hufan oo kooban inuu u deeqsiiyo Bulshada Soomaaliyeed, Gabayo badan oo...

Gabayga: Ogeysiis Curiye:Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan (October)

  Gabaygan Magaciisa waa Ogeeysiis, waxaana Tiriyay 07,Novenber.2014 sababta ka danbeeysay waxaay tahay markaan arkay in farta Soomaaliga Dadki ka weecanayaan, waxaana Curiyay Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan, oo markaa Dugsiga...

SHEEKOOYIN